1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi Dhagax “Waan Dacweyn Karay Labo Ama Saddex Shaqsi Oo Xukunka Haya” C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa magaalada Gaalkacyo ka sheegay in shacabka Soomaaliyeed iyo baarlamaanka federaalka dartiis u daayay dacwad uu ka gudbin lahaa shaqsiyaad uu sheegay in isaga ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ka Cabanaya Amni Darro Ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in amniga suuqaasi uu sii xumanayo. Waxa ay sheegeen in aanay shaqeysan karin gelinka dambe, maadaama dadka kala hoyaadayaan, ragga wax dhacana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Maalintii Labaad Ku Xiran B/weyne Saldhigga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku xiran saraakiil ka tirsan Nabad sugidda, waxaana ammarka lagu xirey bixiyey guddoomiyaha cusub ee gobolkaasi Yuusuf Dabageed. Saraakiishan xiran ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Dowladda Dhexe Waxaan Isla Garannay Howlgal Qorsheysan Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in dowladda dhexe ay aqbashay in maamulkaasi laga caawiyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo in la furo waddooyinka u xiran ururkaasi. Cali C/laahi Guudlaawe oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baay: Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Goofgaduud Buurey Ciidanka xoogga dalka oo garab ka helaya kuwa maamulka K/galbeed ayaa waxa ay u suurtagashay iney la wareegaan deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay. Deegaankan waxaa maalin kahor qabsaday dagaalyahannada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose saakay oo Khamiis ah, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya howlgallo ballaaran ka wadaan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose iyo deegaanno …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Ka Hadlay Qoraalkii Aqalka Sare Kasoo Saaray Galmudug Golaha iskaashiga dowla dowlad goboleedyada ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan qoraal uu dhowaan aqalka sare kasoo saaray khilaafka ka taagan Galmudug. Goluhu wuxuu sheegay inuu aad uga xun…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Taageeraya Shacabka La Dagaallamaya Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay taageero buuxdo siinayaan shacabka billaabay iney la dagaallamaan Xarakada Al-shabaab. Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi (Indho-qarshe) ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka Ee BFS? Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in kulan ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo maanta looga hadlayo sii wadista ka doodista heer-hoosaadka golaha shacabka. Xildhibaannada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay xalay saq dhexe diyaarado dagaal ka fuliyeen deegaanka Basra ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ay heshay Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in…