1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Jubbaland Oo Ka Hadashay Duqeyn Diyaaradeed Ka Dhacday Gedo Mas’uuliyiinta xagga ammaanka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay Faah faahinno dheeraad ah ay ka baxiyeen Duqeymo diyaarado dagaal ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde oo ka tirsan Gobolka Gedo, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Barre “Musuqa Kaliya Ma Ahan In Lacag La Lunsado” (Dhageyso) Siyaasi Cabdi Barre ahna xildhibaan hore ayaa ku eedeeyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre in qarashaad ku bixinayo sidii ay wasiirada aan xildhibaannada ka midka ahayn u heli lahaayeen kursi Baarlamaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Caan Ah Oo Lagu Diley Wanlaweyn Iyo Dibadbaxyo Maanta Dhacay Macallin Nuur Cismaan Bilaal oo ka mid ahaa culimada ugu caansan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu diley hoygiisa ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in askar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maleeshiyaadkii Ku Dagaallami Jirey Marka Oo La Dhaqan-celinayo Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhaqan-celin loo sameyn doono maleeshiyaad muddo ku dagaallami jiray magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Muran Ka Dhex Jira Wasaaradda Amniga Jubbaland Waxaa so baxaya xilligan khilaaf ka dhex jira wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoo khilaafkan uu si gaar ah ugu dhaxeeyo wasiirka wasaaraddan iyo sidoo kale wasiir dowlaha. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Halkee Ayuu Marayaa Howlgalkii Ay Ciidanka DFS Iyo Kuwa AMISOM Ka Wadeen Hiiraan? Ciidanka dowloadda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Todobaad kahor waxa ay howlgallo ka bilaabeen wadada isku xirta B/weyne iyo Buul—burde iyaga oo dagaallo kala kulmay Al-shabaab. Ciidamadii ka baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharraxiinta Puntland Oo Lagu Eedeeyey Amni Xumida Garoowe Guddiga Amniga Puntland ayaa soo saarey qodobo ku qotomo doorashadda Madaxwaynaha ee kusoo wajahan maamulkaan, taasi oo ay ka harsan tahay muddo 80-cisho ah. Taliyaha ciidamada xasilinta gobolka Nugaal Muxuyadiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Shaacisay Sababtii Ay u Joojisay Shir Uu Qaban Lahaa Wasiirka Qorsheynta DFS Maamulka Puntland ayaa sharaxaad ka bixiyey sababtii ka dambeysay iney baajiyaan shir uu magaalada Garoowe ku qaban lahaa wasiirka wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta Puntland, Cabdi Xirsi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Iskaashatada Gaadiidleyda Muqdisho Oo Cabasho Ah Iskaashatada gaadiidleyda dekadda Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyey hab maamulka dekaddaasi. C/laahi Cali Faarax, afhayeenka iskaashatadan ayaa Goobjoog u sheegay in lacago aad u badan laga qaado gaadiidleyda hadane aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo DFS Ugu Baaqay Wax Ka Qabashada Amniga Suuqaasi Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay cabasho xooggan kaga muujiyeen amni darro baahsan. Waxa ay sheegeen in canshuur badan ay bixiyaan, hadane…