1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Ay Ciidanka DFS Ka Sameeyeen Muqdisho Oo Lagu Qabtay Mootooyin Ciidamada Booliiska ee DFS ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, waxaana ay ku qabteen dhowr Mooto Bajaaj oo la sheegay in lagu sameynayey falal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay lagu qaaday hoyga ay magaalada Baydhabo ka deggan tahay Muraayo oo ah guddoomiyaha ururka Haweenka gobolka Baay. Rag dhallinyaro ah ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: 875 Shil Oo Ka Dhacay Muqdisho, Sanadkaan Gudahiisa Taliska Ciidanka ilaalada waddooyinka ayaa sheegay in sanadkaan ay diiwaangeliyeen ku dhowaad Kun shil oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka taraafikada Gen Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in Sagaalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waare Oo Ka Hadlay Shirarka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabella Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay shirar ay maalmihii dambe magaalada Nairobi ku yeesheen madaxda dowlad goboleedyada. Waare ayaa sheegay in aanu sharci ahayn shir uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Digniin Laga Bixiyey Duufaan Kusoo Wajahan Deegaanno Ka Mid Ah Puntland Maamulka Puntland ayaa ka digey Roob Dabeyl xooggan wata oo kusoo wajahan Xeebaha Gobolka Bari. Agaasimaha Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee Hadma Cabdilaahi Axmed Cayro ayaa u sheegay Goobjoog iney digniin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Rag Loo Haysto Al-shabaabnimo. Maxamed Cabdi Salaad Nuur iyo Gacal Maxamed Cali Maxamed ayaa loo heystaa in ay ka wada tirsan yihiin Al-Shabaab gaar ahaan kooxda ay ugu yeeraan Amniyaadka, waxaana ciidamada amniga ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Hirshabelle Oo Caawinaya Shacabka Sh/dhexe Ee La Dagaallamaya Al-shabaab Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in gacan ay siin doonaan dadka ku dhaqan gobolka Shabellaha Dhexe ee bilaabay iney la dagaallamaan Al-shabaab. Cismaan Xaadoole oo ah wasiiru dowlaha wasaaradda dekadaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Puntland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Sool Maamulka Gobalka Sool ee Puntland ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Somaliland ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen meel u dhow Deegaanka Tukaraq ee gobolkaasi. AbuAbukar C/raxmaan Geelle, guddoomiyaha gobolkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xildhibaan Sheegay Inuu Bur-buray Wadahadalkii Nabadda Ee Tukarraq (Dhageyso) Mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliland sheegay in uu buray wada hadalkii nabadda ee Tukarraq. Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedeymo kaga yimid dhanka Puntland oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Go’aan Laga Gaaray Colaaddii Ka Dhacday Koonfurta Gobolka Sool Go’aan kama dambeys ah ayaa laga gaaray colaad muddo u dhaxeysay beello walaalo ah, kuwaasi oo ku dagaallamay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool. Sheekh Axmed Ismaaciil Mire oo akhriyey go’aanka…