1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran Waxaa maanta xiran dhammaan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo la arkayo ciidamo badan oo aammaanka sugaya, gaadiidkana celinaya. Ciidamo Booliis ah ayaa gaadiidka dadweynaha u sheegaya in waddooyinka aan la ogoleyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 14 October, maalin aysan iloobin shacabka Soomaaliyeed Maanta waxa ay ku beegan tahay 14 October 2018, waxaana sanad kahor maanta oo kale qarax xooggan uu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ahayd xilli Casir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sharmaake ”Madaxweyne Waare Ha Iska Soo Xaadariyo Baarlamaanka” Xildhibaan Sharmaake Xasan Ganey oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in madaxweyne Waare ay la xisaabtan dhab ah la sameyn doonaan. Waxa uu sheegay mudanahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Rajo Ka Muujiyey In Waxbadan Uu Bedali Doono Danjiraha Cusub Ee Maraykanka Usoo Magacwday Soomaaliya Senat-ka Maraykanka ayaa meelmariyay danjiraha cusub ee dowladdaasi u qaabilsanaan doona Soomaaliya Donald Yamamato. Mareykanka ayaa danjiraha cusub oo Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya u magacaabay Mr. Yamamato oo khibrad aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Hiiraan Oo Sheegay Inuu Furayo Wadada Isku Xirta Jalalaqsi Iyo Buulo-burde Maamulka Gobalka hiiraan ayaa sheegay in ay isku furi doonan wadada isku xirta magaaloyinka Jalalaqsi iyo Buulo-burde, xilli AMISOMay iyana ka dhawaajiyay howlgal waddo furis ah. Guddoomiye ku xigeenka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulkii Isku Magacaabay West-land Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Hirshabelle Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne, gaarahaan xaafadda howlwadaag ee magaaladaasi ay ka dhacdo munaasabad ballaaran oo maamulka West-land ugu biirayo maamulka Hirshabelle. Wararka aan heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabkii Ka Barakacay Magaalada Marka Oo Dib Ugu Laabanaya Guryahooda Dadkii dhowaan ka barakacay magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa bilaabay iney dib ugu laabtaan guryahooda, kadib markii xaaladda magaaladaasi isbedal uu ku yimid. Xasan Cumar oo ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Rag Hubeysan Ku Qabtay Degmada Dharkeenley Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, iyaga oo kusoo qabtay howlgalkaasi rag hubeysan. Mid ka mid ah dadka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Ka Digey Qalqal Amni Oo Ku Yimaada B/weyne Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle ayaa ka digay qalqal amni oo ay wajahday magaalo madaxda gobolka Hiiraan ee Baladweyne. Xildhibaan Cali Cismaan ayaa daba socda hadalkiisa kadib markii saraakiil NISA ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afey Oo Booqday Xeryaha Dhadhaab Wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga dalalka geeska Africa Maxamed Cabdi Afey oo gaaray xeryaha Dhadhaab ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool…