1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxay kulan ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Sida ay Goobjoog News heshay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaaf Iyo Waxgaradka Gaalkacyo Oo Arrimo Muhiim Ah Ka Shiray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulamo xalay uu la qaatay waxgaradka magaaladaasi kala hadlay arrimo dhowr ah. Kulamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka B/weyne Oo La Adkeeyey Ciidamada Booliiska ee magaalada B/weyne ayaa adkeeyey amniga guud ee magaaladaasi. Wararka ayaa waxaysheegayaan in ciidamadan ay xalay illaa iyo saakay ay magaaladan ka sameeyeen howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xiray saakay qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo loo diidayo iney isticmaalaan gaadiidka dadweynaha. Wadada Makka Al-mukarrama iyo sidoo kale jidadka gala wadadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo: Howlgallo Culus Oo Socda & Gaadiidka Bajaajta Iyo NOAH Oo La Mamnuucay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka soconaya howlgal aad u ballaaran oo ay sameynayaan ciidamada K/galbeed, kuwa dowladda federaalka iyo sidoo kale ciidanka Itoobiya ee qeybta ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Howlgallo Ka Socda Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka warbixiyey howlgallo ay ciidanka dowladda ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolkaasi oo ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Maxamed Ibraahim Barre oo ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Laga Dalbaday Dedejinta Magacaabista Guddiga Doorashada Dhowaan waxaa la filayaa in doorasho ay ka dhacdo magaalada Baydhabo, taasi oo ah midda madaxweynaha ee maamulka K/galbeed. Iyadoo waqtiga uu dhow yahay ayaa illaa iyo haatan waxaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka Oo Furaya Waddooyin u Xiran Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay howlgallo ballaaran oo maalmahan dambe ay ka wadeen deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Taliyaha guutada Shanaad ee ciidanka xoogga dalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jowhar, Sh/dhexe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xalay ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dadka deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Garoowe Oo Laga Mamnuucay Hubka Iyo Gaadiidka Dagaalka Guddiga amniga gobolka Nugaal ayaa soo saaray amarro lagu adkeynayo ammaanka guud ee gobolkaasi, gaar ahaan magaalada Garoowe ee gobolkaasi. Qodobada ay soo saareen waxaa ka mid ah, in magaaladaasi…