1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Go’doomiyey Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa go’doomiyey deegaanno dhowr ah oo ku dhow degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Cabdi Gaashaan oo ah guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Riddey Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo eedeeyay in ay rasaas ay rideen ay ku dhinteen dad rayid ah oo saarnaa gaari Hoomey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Ciidamadii Madaxtooyada Oo Gadooday Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa waxay sheegayaan in gadood ay sameeyeen ciidamada Ilaalada madaxtooyada magaaladaasi, iyaga oo xiray waddooyin muhiim ah. Ciidamadan ayaa ka cabanaya mushaar aanay qaadan 7-dii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Markab Marayey Xeebaha Soomaaliya Oo Ka Badbaaday Isku Day Qafaal Koox la sheegay iney ahaayeen Burcad Badeed Soomaali ah ayaa ku guul darreystay iney qafaashaan markab laga leeyahay Hong Kong, kaasi oo marayey meel ku dhow biyaha Soomaaliya. Rag dhallinyaro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Howlgallo Ay Ciidanka DFS Ka Wadaan Sh/dhexe Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ballaaran waxa ay ka wadaan deegaanno ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Wararkii ugu dambeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Muqdisho Ku Toogtay Nin Xirnaa Dareeska Ciidamada Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho ku toogteen nin xirnaa dareeska ciidanka islamarkaana hubeysnaa. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkan ay ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Guddoomiye Mursal Oo Si Kulul Uga Hadlay Xildhibaanno Maanta Meel Looga Dhacay Xasaanaddooda Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xildhibaanno maanta meel looga dhacay xasaanaddooda, kadib markii qaarkood waddooyinka loo diiday iney maraan, halka xildhibaan Mahad Salaad isna rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Muqdisho Waxaa Loo Ekeysiiyey Furin” (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in dalka ay ayaan darro weyn haysato, maalin walbana ay ka dhacaan waxyaabo amniga la xiriira oo dhibaatooyin ah loona geysto shacabka Soomaaliyeed. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waqtiga Lagu Dhowaaqayo Guddiga Doorashada K/galbeed Oo La Shaaciyey C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo ah guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa shaaciyey waqtiga kama dambeysta ah ee lagu dhowaaqayo guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in xadka ay ka baxeen tirada ajaaniibta ah ee ku qulquleysa deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa…