1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Diidey In Lagu Damaashaado Xeebta Liido Wixii Ka Dambeeya… Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 12-ka saq dhexe aanay furnaan karin Hoteellada iyo maqaayadaha ku yaalla xeebta Liido. “Maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta Maxaa Looga Hadlayaa? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maantaoo Arbaco ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajnedaha kulanka maanta ayaa ah aqrinta Labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Oo Lagu Diley Bakool Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in gobolka Bakool ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab iyo sidoo kale qaar ka mid ah ilaaladiisa. Ciidamada Booliiska gaarka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa waxay maanta la wareegeen deeganno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidankan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda CQS Oo Xukuntay Askari Dhaawacay Taliyahiisa Is qab-qabsi ku saabsan bedel ayaa sababay in ay murmaan Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale iyo Dhibane Yuusuf Daahir Cali, waxaana eedeysane Axmed Cali Cawaale uu ku furay dhowr xabadood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Garoowe Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, kaasi oo ka socda magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Shirkan ayaa galay maalintiisii Saddexaad, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Wanlaweyn Oo Amni Darri u Xirantay Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba ay xirantay wadada isku xirtay degmadaas iyo degmada Afgooye ee gobolkaasi. Maxamed C/laahi Cumar oo ah guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgaradka Sool Oo Baaq u Direy Beelaha Ku Dagaallamaya Sool Waxgaradka Gobalka Sool ayaa sheegay in laga gaabiyay xal ka gaarista colaadda kusoo noq-noqotay gobalkaasi. Suldaan Maxamed Siciid Garaase oo ka mid ah waxgaradkaasi ayaa sheegay in mamaulka halkaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ku Dhowaad 40 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Sool Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey beelo wada deggan gobolka Sool ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay wuxuu ka dhacay deegaanka Dumaar ee gobolka Sool. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Suuyqadii Lagu Iibinayey Hilibka Ariga Oo Xiran Shalay iyo maanta waxaa xiran dhammaan suuqyadii lagu iibinayey Hilibka Ariga, kadib cabasho ay muujiyeen dadkii ka ganacsanayey hilibkaasi. Qaar ka mid ah ganacsatadan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…