1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Daqare: Madaxweynaha Waxaa Ku Hareereysan Qurbejoog (Dhageyso) Aqoonyahan C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu ku sheegay in madaxweyne Farmaajo ay ka maqan tahay talada aqoonyahanka. Waxa uu sheegay in madaxweynaha laga doonayey inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Malaaq Shiino “Farmaajo Iyo Kheyre Ayaa Farogelin Ku Haya Doorashada K/galbeed” Waxgaradka K/galbeed ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka in farogelin ku hayaan doorashada la filayo iney ka dhacdo Baydhabo. Malaaq Cali C/raxmaan oo ka mid ah waxgaradkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Duulimaadkii Oo Hakad Ku Jira Waxaa hakad galay howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay galeen biyo badan, roobab ka da’ay magaaladaasi. Saraakiil ku sugan Garoonkan ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Baaq Loo Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Wanlaweyn, Shabellaha Hoose Maamulka degmada walaweyn ee gobolka Shabellaha hoose ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo xiisado colaadeed oo degmadaas ka jira. Yuusuf Maxamed, guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Nicholas Haysom Iyo Madeira Oo La Kulmay Axmed Madoobe Wakiilka cusub ee xoghayaha guud Qaramada Midoobay Nicholas Haysom iyo dhiggiisa midowga Afrika Ambassador Francisco Madeira ayaa waxa uu haatan kulan kula leeyihiin magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Diley Suuqa Bakaaraha Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay rag hubeysan halkaasi ku dileen Nuur Kheyre Guutaale oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed. Goob joogayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Degmada Wanlaweyn Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Deganaanshiyo aan cago badan ku taagneyn ayaa maanta laga soo sheegayaa degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay illaa iyo xalay ay ka dhaceen dagaallo u abaabulan qaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Ka Aragti Dhiibtey Shirkii Kusoo Dhammaaday Garoowe Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka aragti dhiibtey shirkii 25-kii bishan magaaladaasi ugu soo dhammaaday madaxda dowlad goboleedyada. Inta badan shacabkan oo la hadalay Goobjoog waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xaalad Aadag Oo Soo Wajahday Qoysaskii Ka Barakacay Dagaalladii Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday qoysaskii dhowaan ka barakacay dagaalladii xooganaa ee ka dhacay deegaanka Dhumay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Ka Socda Kismaayo Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in ay saakay howlgallo ballaaran oo aammaanka lagu sugayo ka wadaan xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Wararka aan helnay waxay sheegayaan…