1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Tababaro La Siinayo Shaqaalaha Wasaaradaha Hirshabelle C/raxmaan C/laahi Macallin oo ah wasiirka qorsheynta ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney adaan qorshe ay ugu talogaleen in lagu tababaro shaqaalaha wasaaradaha ee maamulkaasi. Waxa uu sheegay in hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabashada Araajida Musharraxiinta Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Bilaabayo Maanta oo Axad ah ayaa waxaa si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay qabashada araajida musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa la filayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Caan Ah Oo Ku Geeriyoodey Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho ku geeriyoodey wariye C/risaaq Aadan Qoslaaye oo ka mid ahaa wariyeyaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu magaca dheer. Qoslaaye ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Sida Lagu Xalin Karo Khilaafka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida xilligan lagu xalin karo karo khilaafka ka dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Dadkan qaarkood ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nicholas Haysom Oo Gaas Kala Hadlay Xalinta Khilaafka DFS Iyo Maamul Goboleedyada Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Ka Tirsan DFS Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Weydow iyo Macaani ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay gaari ay la socdeen askar ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kamaal Guutaale “ Madaxweyne Farmaajo Mar Walbo Waa Nin Isburinaya” Guddoomiyaha xisbiga Wadajir, Kamaal Guutaale ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo uu yahay shaqsi kala hadlay, sidoo kalena uu sameeyey balan ka baxyo. Waxa uu tilmaamay in madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Ka Dhan Ah Isbaarooyinka Oo Ka Bilaabanaya Sh/hoose Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay deegaanno ka mid ah gobolkaasi ka bilaabi doonaan howlgallo ballaaran oo ka dhan ah Isbaarooyinka. C/fitaax Cumar oo ah guddoomiye ku dhaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland Iyo Puntland Oo Loogu Baaqay Nabadeynta Beelihii Ku Dagaallamay Sool Waxgaradka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ugu baaqay Puntland iyo Somaliland iney kaalin ka qaataan sidii lagu dhammeyn lahaa colaadda gobolka Sool. Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Farmaajo Oo Sii Fogeeyey Maamul Goboleedyada Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo la hadlayey jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Sudan, waxa uu soo hadal qaaday arrimo ku aadan maamul goboleedyada, isaga oo…