1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Magaalada Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo ay leeyihiin xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi, siyaasiyiin iyo sidoo kale kulamo kale oo ay leeyihiin guddiga doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Dhaqan-gelinta Heshiiska Nabadda Dalka K/Suudaan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo heshiiska nabadeed ee dalkaas oo Madaxda Urur Goboleedka IGAD ay garwadeen ka ahaayeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Kaxda Ee Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ammaanka lagu xaqiijinayey, waxaana horkacayey mas’uuliyiin sare oo maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shariif Xasan Oo La Kulmay Wakiillada UN Iyo AU Ee Soomaaliya Mas’uuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa ayaa maanta magaalada Baydhabo kulan arrimo badan looga hadlay kula yeeshay madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed Oo Shaqadii Ka Joojiyey Duqa B/weyne Iyo Mas’uuliyiin Kale Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shaqadii looga joojiyey duqa B/weyne Cali C/qaadir Faarax iyo mas’uuliyiin kale. Xubnaha kale ee shaqada laga joojiyey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Hiiraan Oo Wax Ka Qabanaya Burburka Waddooyinka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wax ka qaban doonaan burburka waddooyinka magaalada B/weyne, kadib roobab xooggan oo ka da’ay magaaladaasi. Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo ah guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdi Cali “DFS Haka Shaqeyso Midnimada K/galbeed” (Dhageyso) Suldaan Cabdi Cali oo ka mid ah waxgaradka K/galbeed, gaar ahaan kasoo jeeda gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay iney ka shaqeyso midnimada shacabka K/galbeed. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Deegaanka Deynuunaay, Baay Ciidanka xoogga dalka, kuwa K/galbeed iyo ciidanka Itoobiya ayaa dib ula wareegay deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay, halkaasi oo Todobaad kahor qabsadeen Al-shabaab. Ciidamadan oo aad u badan ayaa howlgal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Shan Qof Oo Lagu Diley Duleedka Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu diley Shan qof oo la socday gaari yar. Rag hubeysan oo indhaha soo xirtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka Shabellaha Hoose Oo Kala Dhexgalay Beello Ku Dagaallamay Wanlaweyn Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney kala dhexgaleen beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Ibraahim Barre, guddoomiyaha gobolkaasi ayaa u sheegay…