2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Mar Kale Shir Isugu Yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa shir loogu yeeray madaxda dowlad goboleedyada. Waxaa qoraalkan lagu sheegay in dowladda ay ka garaabeyso tabashada dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska B/weyne Oo Maanta Lacago Mushaar Ah La Siinayo Sanado badan kadib, maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in mushaarkooda ay helaan ciidamada Booliiska magaalada B/weyne oo xuquuqdooda ay ka maqneyd. Waxaa magaalada B/weyne ka socota munaasabad ballaaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Barakacayaasha Ah Magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay xalay illaa iyo saakay roobab iyadoo sidoo kalena habeennadii ugu dambeeyey sidan oo kale magaalada uga da’ay roob qabow wata. Hadaba roobabkan ayaa saameyn ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ka Doodi Doona Hindise Sharciyeedka Maamulka Iyo Maaliyadda Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti ah yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan looga hadli doonaa Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda. Ajendaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Iyo Maamul Goboleedyada Oo Loogu Baaqay Xallinta Khilafkooda Imaam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamullada. Wuxuu soo jeediyay in Labada dhinac ay miiska wada hadalka isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyin Muhiim Ah Oo Maanta Xiran Waxaa saakay xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha intaba. Waxaa waddooyinka lagu arkayaa ciidamo Booliis ah oo gaadiidka ku wargelinaya inaanay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka GIDG Oo Dhisaya Militari Iyo Xisbi U Gaar Ah, Siina Adkeeyey Hakinta wada shaqeynta Dowlad Dhexe Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa goor dhow waxa ay magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyeen shir halkaasi uga soconayey Afar maalin, waxaana lasoo saaray War-murtiyeed ay arrimo badan kaga hadleen, Halkaan hoose…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Digey In Wax Laga Bedalo Dastuurka Puntland Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka digey in la furo Dastuurka maamulkaasi. Waxa ay sheegeen in ay jiraan xildhibaanno wada mooshin la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Diiwaangelinta Kala Noqotay Maraakiibta Iyo Doonyaha Wata Calanka Soomaaliya Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa diiwaangelinta kala noqotay dhammaan maraakiibta iyo doonyaha watey calanka Soomaaliya. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Biyo Xireen Laga Sameeyey Garbahaarey Biyo xireenkan laga sameeyey degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa ah mid looga gaashamanayo xilliyada roobabka Togag waa weyn ee mara magaalada,kuwaasi oo kala xiri jirey isu socodka dadka…