1 daqiiqo Sheeko:Dalka VIDEO: Xarumo Ganacsi Oo Ku Burbray Qaraxyadii Shalay Ee Saxafi Hotel Qaraxyo xooggan ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan waxaa lagu weeraray Hoteelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Qaraxyadan ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan oo isugu jirta dhimasho,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga G/sare Khaliif Idiris “Laamaha Amniga Wey Ka Gaabiyeen Wax Ka Qabashada Amniga Mudisho: Sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in laamaha amniga ay ka gaabiyeen wax ka qabshada nabadgalyada caasimadda ee Muqdisho. Gaashaanle sare Khaliif idiris Cismaan ayaa xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiin Ambulance: 30 Qof Oo Dhaawac Ah Ayaan Qaadnay, Qaraxyadii Saxafi Hotel (Dhageyso) Maamulka Amiin Ambulance ayaa sheegay in dhawacyo kabada 30 ay gaarsiiyeen isbitaalada magaalada Muqdisho, kuwaas oo waxyeello kasoo gaartay qaraxyadii is xig xigay ee shalay Muqdisho ka dhacay. Bashiir Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Baardheere Oo Cabasho Ah Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya cudurro iyo cayayaan waxyeello u geystey Beerahooda. Maxamed C/raxmaan Matow oo ah guddoomiye ku xigeenka Beeraleyda Baardheere ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgarad Dalbaday In Doorashada K/galbeed Lagu Qabto Waqtigeeda Qaar ka mid ah waxgaradka K/galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxay kaga hadleen arrimo ku aadan doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Waxa ay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shirka Amniga Maamul Goboleedyada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kismaayo Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu soo gabagabeeyo shirka amniga ee dowlad goboleedyada. Waxaa shirkan ka qeybgalaya wasaradaha amniga ee dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaxootiga Yemen: Yariisow Ayaa Naga Joojiyey Shaqo Nadaafadeed Oo Aan Haysannay Qaxootiga Yemen ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah iyo sidoo kale shaqo la’aan. Qaar ka mid ah qaxootigan oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKHRISO: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku leh kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha kulanka oo aan helnay ayaa ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Duulista iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro wasiirka difaaca dowladda Turkiga iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Waxaa wafdigan ka mid ah taliyaha ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Magaalada Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka jira jahwareer siyaasadeed, iyadoo xalay illaa saq dhexe magaaladaasi ka soconayeen kulamo gaar gaar ah. Xubnihii ka haray guddiga doorashada ayaa waxay…