1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sidee Ayeey u Arkaan Golihii Deegaanka Gaalkacyo Kala Diristii Lagu Sameeyey? Xildhibaan ka tirsanaa golihii degaanka waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka hadlay kala diristii uu madaxweyne Gaas ku sameeyey golahaasi. Cabdi waaxid Axmed Maxamed oo ka tirsanaa golahaasi ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kala direy golahii deegaanka ee magaalada Gaalkacyo, wuxuuna dhanka kale xilkii ka qaaday duqii magaaladaasi Maxamuud Yaasiin Tumey. Gaas ayaa sheegay in muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga B/weyne: Saraakiil Xoogga Dalka Ah Oo Kormeeray Xerooyinka Ciidamada (Dhageyso) Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay kormeer ku sameeyeen xerooyinka ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin magaaladaasi. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysaskii Ka Baracakay Dagaallada Sool Oo Gurmad u Baahan In ka badan 10 kun oo qoys kana barakacay colaadaha weli ka jira gobalka Sool ayaa ka cabanaya cunno la’aan iyo caafimaad darri. Qoysaskaas ayaa Goobjoog u sheegay in qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaasaska Iyo Caruurta Al-shabaab Oo Laga Saaray B/xaawo Iyo Al-shabaab Oo Xayiraad… Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa si rasmi ah uga dhaqan galay ammar uu soo rogay maamulka degmadaasi, kaas oo ahaa xaasaska iyo carruurta ay dhaleen Al-shabaab in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey B/weyne Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Goob jooge la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi: Weerarkii Saxafi Wuxuu Ahaa Shirqool Nalagu Dili Rabay (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay weerarkii 9-kii bishan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Wada B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalladan ayaa ah kuwo ay ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaliil “Jubbaland Ma Ahan Maamul La Wada Leeyahay” Maxamed Cabdi Kaliil, wasiiru dowlihii hore ee amniga maamulka Jubbaland ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog Nerws, waxa uu kaga hadlay arrimo ku aadan xil ka qaadis uu shalay ku sameeyey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Cudurka Macaanka Oo Dunida Laga Xusayo Waxaa maanta dunida laga xusayaa maalinta cudurka Macaanka, maanta oo kale waxaa dadka laga wacyigeliyaa khatarta cudurka macaanka iyo sida looga hortago. Waa maxay cudurka macaanka (diabetes)? Cudurka macaanka ama…