1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Isbedalka Geeska Afrika Iyo Saameynta Uu Ku Yeelan Karo Somaliland Falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa ka hadlay isbedalka xilligan ka socda geeska Afrika iyo saameynta uu ku yeelan karo Somaliland. Qaarkood waxa ay sheegeen in saameyn uu ku yeelan karo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Diley K/Africa Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa magaalada Cape Town ee dalka K/afrika waxa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo halkaasi ganacsi ku lahaa. Sida ay sheegeen dad ku dhowaa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Mudug Shil geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay gobolka Mudug, kadib markii uu rogmaday gaari nooca dagaalka ah oo ay ciidamo la socdeen. Gaarigan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey ammaanka guud ee gobolka Mudug. Waxaa kulankaan ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotey maamullada Puntland, Galmudug, saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dib u Dhac Kale Oo Ku Yimid Doorashada Madaxweynaha K/galbeed Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed, iyadoo ay doorashadu ka baaqatay 28-ka bishan. Guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed ayaa sheegay in 5-ta bisha December ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dagaallo Ka Socda Sh/hoose Dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa waxay ka socdaan deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heshay Goobjoog News, ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Lagu Diley Boosaaso Iyo Howlgallo Socda Ciidamada Puntland ayaa howlgallo ka wada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib ganacsade maanta lagu diley magaaladaasi. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in ciidamadan ay baaritaan ku hayaan qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Saameynta Barahada Bulshada Ee Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta dalka ee mararka qaar hadallada adag isku weydaarsada baraha Bulshada. Waxa ay sheegeen qaarkood iney aad u niyad jabaan markii ay arkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidamadii ONLF Ka Joogey Asmara Oo Maanta Ka Degay Jigjiga Ciidamo ka tirsan Jabhadda ONLF islamarkaana ku sugnaa magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa maanta diyaarad waxa ay ka dejisay magaalada Jigjiga ee xarunta Somali State. Ciidamadan oo aan wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ifiyey Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u howlgeliyey nalalkii ku shaqeynayey cadceedda ee muddooyinkaan dambe densanaa. Mugdi badan ayaa markii hore laga dareemayey waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, sababtuna waxay ahayd…