1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda ONLF Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Jigjiga Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jigjiga ee xrunta Somali State ay gaaraan hoggaanka jabhadda ONLF oo maalintii shalay ahayd lagu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Dhagxaan Ku Jartay Isgoyska Zoobe Ee Muqdisho Shacabka ku dhaqan nawaaxiga isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa saakay kusoo baraarugay dhagxaan ay dowladda federaalka ku xirtay kala wareeggii Isgoyskaasi. Gaadiidka ka yimaada dhanka KM-4 islamarkaana u socda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharraxiin Si Gaar Ah Ciidamo Ula Tagay Baydhabo Maalmihii lasoo dhaafay waxaa jirtay hadalhayn aad u badan oo ku aaddan in musharraxiin u taagan xilka madaxweyne ee maamulka K/galbeed ay ciidamo la tageen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda CQS Oo Xukun Rideey Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa xukun ku rideey askari la sheegay inuu dhac u geysan jirey dadka shacabka ah. Xukunka ayaa sidan u dhacay: Xukun Xasan Abshir ayaa ka so…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Guddoomiyaha Hiiraan Iyo Wasiirka Maaliyadda Hirshabelle Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in haatan uu khilaaf ku aaddan dhanka maaliyadda uu ka taagan yahay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Khilaafkan ayaa ka dhaxeeya guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgaradka K/galbeed Oo Dhaliilsan Ciidanka DFS Ay Geysay Baydhabo Waxgaradka K/galbeed ayaa kasoo horjeeda ciidanka Booliiska ah ee ay dhowaan dowladda federaalka geysay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxa ay waxgaradkan u arkaan in dano gaar ah laga leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Yaa DFS Ka Dalbaday In Ciidamo Ay Geyso Magaalada Baydhabo? Todobaadkii tagey, gaar ahaan Khamiistii aynu kasoo gudubnay waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay la geeyey ciidamo Booliis ah oo tiro ahaan gaaraya 100, kuwaasi oo ay halkaasi u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sh/hoose: Waa Sidee Xaaladda Deegaannadii Ay Ku Dagaallameen Ciidanka DFS Iyo Kuwa Al-shabaab? Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay xaalad ahaan deggan yihiin deegaannada Jilib Marka iyo Gendershe ee gobolkaasi, halkaasi oo ay ku dagaallameen ciidanka dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Oo Sheegtay Iney Dishey Saraakiil Al-shabaab Ah Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney howlgal qorsheysan ku dishey saraakiil ka mid ah dagaalyahannada Al-shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka ah ayaa lagu sheegay in ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Gobolka Hiiraan Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa haatan waxa uu ka soconayaa deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan. Wararka ay Goobjoog News heleyso ayaa waxay…