1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Hore Oo Soo Dhoweeyey Ciidamada DFS Geysay Magaalada Baydhabo Wasiirkii hore ee wasaaradda Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa sheegay in wax dhib ah aanu ku jirin ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay geysay magaalada Baydhabo. Fiqi oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Baydhabo Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa ahaa mid ammaanka magaaladaasi lagu xaqiijinayey, iyadoo dhanka kalena lagu raadinayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhallinyaro Magaalada Muqdisho Ka Hirgeliyey Xarun Lagu Keydiyo Dhiigga Dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa si iskood ah magaalada Muqdisho uga sameeyey Bangi lagu keydiyo dhiigga. Maalin walba waxaa xaruntan taga dhallinyaro badan oo dhiigooda ugu deeqa dadka Soomaaliyeed kale ee u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Maxaa Sababay Iney Hakadaan Howlihii Shaqo Ee Golaha Shacabka? Waxaa maalmahan dambe si sabab la’aan ah hakad u galay kulamadii xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo shaqooyin badan ay jireen. Wixii ka dambeeyey kala diristii guddiga maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Madaxda Puntland Oo Soo Shaac Baxay, Camey Oo Magacaabay… Waxaa soo shaac baxaya khilaafka ka dhaxeeya madaxda ugu sarreysa ee dowlad goboleedka Puntland, iyadoo ay soo dhow dahay doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Shalay, madaxweyne C/weli Gaas ayaa magacaabay guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gaas Oo Lagu Eedeeyey Kala Daadinta Ciidanka Puntland Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa eedeymo u soo jeediyay madaxweynaha iminka talada haya ee Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Musharax Siciid Cabdulaahi Deni oo u taagan Xilka Madaxwayne ee Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay Iney Diyaar u Tahay Wadahadallada Dowladda Federaalka Somaliand ayaa sheegtay in xilligan ay diyaar u tahay wadahadallo ay la yeelato dowladda federaalka Soomaaliya, kadib wufuud caalami ah oo shalay kulamo kula yeeshay Hargeysa madaxda Somaliland. Xildhibaan Nac-nac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka. Guddigan ayaa sidoo kale ansixin doona xildhibaannada, iyagoona xalinaya wixii tabasho ah ee arrimaha doorashooyinka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda: Guddiga La Dagaalanka Musuqa Lama Dhisi Karo Iyadoo… Wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aan la dhisi karin guddiga la dagaalanka Musuq Maasuqa iyadoo aan la meelmarin sharciga la dagaalanka Musuqa. Hadalkaan waxaa sheegay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Ka Tirsanaa Nabad Sugidda Degmada B/xaawo Oo La Diley Wararka laga helayo degmada B/xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in gudaha degmadaas dabley hubaysan ay toogasho ku dileen mid ka mid Saraakiisha ciidamada Nabad sugidda ee ka howlgala degmadaasi…