1 daqiiqo Sheeko:Dalka “Guddoomiye Mursal Wuu Ku Saxan Yahay Go’aankiisa” Sidaasi Waxaa Yiri… Mid kamid ah sharciyaqaanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa soo dhoweeyay go’aanka guddomiyaha golaha shacabka ee ahaa in ay sii shaqeeyaan guddiga miisaaniyadda golahaas. Sharci yaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqalka Sare Oo Madaxda Jubbaland Ku Qanciyey Xal Ka Gaarista Khilaafka DFS Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, C/xaashi C/laahi C/laahi iyo xubnaha uu hoggaaminayo ee gaaray Kismaayo ayaa ku guuleystay in maamulka Jubbaland lagu qanciyey xal ka gaarista khilaafka DFS.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Guddoomiyaha Hiiraan Iyo Ku Xigeenkiisa Dhanka Amniga Waxaa soo shaac baxay khilaaf soo kala dhex galay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo sidoo kale ku xigeenkiisa dhanka ammaanka C/raxiin Muxummad Taakooy. Guddoomiye Taakoy ayaa warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi “Waxaan Ku Faraxsanahay Nabadda Taalla Kismaayo” Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/laahi ayaa sheegay in nabad la isku haleyn karo ay taallo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Bixiyey Abaar Mar Kale Ku Dhufato Soomaaliya Hay’d lagu magacaabo Act Alliance una doodda xuquuqda arrimaha bini;aadannimada ayaa ka digtey abaar mar kale ku dhufato Soomaaliya. Waxa ay hay’adda sheegtay in xilligan Soomaaliya ay u baahan tahay gurmad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Kulamo Looga Hadlayey Dhismaha Goleyaasha Deegaanka Hirshabelle Oo Lagu Soo Gabgabeeyey Jowhar Magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa lagu soo gabagabeeyay shirara loga hadlayay dhisidda goleyaasha deegaanka ee gobolkaasi. Shirka oo shan maalin socday ayaa looga hadlay qodobo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Axmed Madoobe Oo Sheegay In Dalka Uu Ku Jiro Xaalad Adag Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dalka maanta uu marayo xaalad adag oo u baahan in wax laga qabto. Xaaladda uu maanta dalka ku jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Ka Socda Magaalada Kismaayo, J/hoose Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in si habsami leh u socdaan kulamada u dhaxeeya dowlad goboleedka Jubbaland iyo sidoo kale xubnaha uu hoggaaminayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaali Laga Soo Celiyey Yemen Oo Cabasho Ka Ah UNHCR Qaar ka mid ah dadkii Soomaaliyeed ee laga keenay dalka Yemen ayaa cabasho ka muujiyey Hay’adda UNHCR, kadib markii ay sheegeen iney ballamo uga baxday. Dadkan oo soo booqday Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulamo Looga Arrinsanayo Dhismaha Dhismaha Goleyaasha Deegaanka Oo Ka Socda Jowhar Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa waxay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ka waddaa kulamo looga arrinsanayo sidii loo soo dhisi lahaa goleyaasha deegaanka. Degmooyinka gobolka Shabellaha…