1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Walwal Siyaasadeed Oo Ka Jira Magaalada Baydhabo (Dhageyso) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka jira qalqal dhanka siyaasadda ah, iyadoo bilihii ugu dambeeyey magaaladaasi ay ka taagneyd xaalad kacsanaan oo dhanka siyaasadda ah. 19-ka bishan ayaa loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Lagu Eedeeyey Iney Xiisad Ka Abuureyso Baardheere Maamulka gobolka Gedo ayaa ka hadlay xiisad ka jirta degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo maamulka degmadaasi is qabqabsi uu ka dhaxeeyo. Cismaan Nuur oo ah guddoomiye ku xigeenka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: DFS Iyo Hirshabelle Oo Loogu Baaqay Furista Waddooyinka Gala Buulo-burde, Hiiraan Xildhibaan Maxamed Colaad Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay xaaladda degmada Buul-burde ee gobolka Hiiraan, kadib booqasho uu ku tagey degmadaasi. Wuxuu tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Laga Helayo Howlgallo Ay Sameeyeen Ciidanka DFS Iyo Kuwo Maraykan Ah Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgall ay ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Kumaandoosta iyo ciidan Maraykan ah ka sameeyeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxaa halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Xog Badan Ka Bixiyey Mooshin Maanta Loo Gudbiyey Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan C/fitaax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah mudanayaashii golaha shacabka ee maanta guddoonkooda u gudbiyey qoraal lagu dalbanayo in laga doodo heshiisyadii uu madaxweyne Farmaajo lasoo galay Ethiopia iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Wax Walbo Oo Ku Saabsan Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajendaha maanta ee kulanka golaha shacabka ayaa ahaa akhrinta Saddexaad ee hindise Sharciyeedka Mashruuca Liilitirka Siyaasiyiinta. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow Lagu Soo Rogey Baardheere, Gedo Ciidamada Jubaland ee ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa saakay waxay bandow kusoo rogeen degmadaasi, waxaana istaagey howlahii ka soconayey degmada sida goobahii ganacsiga, dugsiyadii waxbarashada, isku socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta Qaar Ee Madaxtinimada Puntland Oo Soo Dhoweeyey Guddigii Uu Magacaabay Injineeer Camey Musharrixiintii ka hor yimid guddi uu magacaabay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa taageeray guddi kale oo kaas la mid ah oo uu magacaabay ku xigeenkiisa, Injineer Camey. Musharaxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Lagu Qabtay Dhallinyaro Badan Oo Laga Sameeyey Wanlaweyn Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose iyo sidoo kale deegaanno ku dhow degmadaasi. Waxay ciidamada howlgalkaan kusoo qabteen tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sh/dhexe: Beello Dagaallamay Oo La Heshiisiinayo Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa dhex-dhexaadin ka dhex wada beello dhowaan ku dagaallamay deegaan ku dhow magaalada jowhar. Waxa uu maamulka joojiyey in wax dalag ah lagu beero dhul ku…