1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Kulan Ku Leh Muqdisho Guddoomiyeyaasha Labada aqalka ee baarlamaanka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Senator-ada aqalka sare ayaa kulan ku leh magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa ka dhacaya hoyga guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dabageed Oo Mushaar Siiyey Ciidankii Booliiska Ee Xuquuqdooda Ka Waayey DFS Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa bishii Labaad oo uu xilkan hayo ku guuleysto inuu mushaar siiyo 200 oo ka mid ah ciidamada Booliiska B/weyne, kuwaasi oo xuquuqdooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Yaan Laga Laaban Mooshinka Laga Keenay Farmaajo” (Dhageyso) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xildhibaannada ka keenay mooshinka madaxweyne Farmaajo ugu baaqay iney ku adkeystaan mooshinkooda oo aanay ka laaban. Wuxuu sheegay in xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Faah Faahin: Guddoomiye Mursal Iyo Xildhibaanno Kulan Yeeshay Hoyga guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxaa xalay tagey xildhibaanno ka mid ah kuwii mooshinka ka keenay madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Waxay xildhibaannadan kulan la yeesheen guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Shacabka Sidey u Arkaan Mooshinka Laga Keenay Farmaajo (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad “Ma Aqoonsanin Guddiga Miisaaniyadda Ee Golaha Shacabka” (Dhageyso) Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo goor dhow saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanay aqoonsaneen guddiga miisaaniyadda ee golahaasi. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cawad “Guddoomiyaha Meesha Uu Mooshinka Geynayo Isagaa Og” (Dhageyso) Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanay waxbo kala socon mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Farmaajo ee uu qabtay guddoomiyaha golahaasi Maxamed Mursal Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax khasaare geystay, kaasi oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow deegaanka Garasbaaley. Gaari ay la socdeen ciidanka dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bixiyey Amarro Ka Dhan Ah Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta bixiyey amar cusub oo ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Daahir Aadan Cilmo oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka oo warbaahinta kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qalqal Siyaasadeed Ka Abuuray Deegaannada Puntland Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas uu qalqal siyaasadeed ka abuuray degaannada maamulkaasi. Faarax Cali Shire oo kamid ah Musharixiinta u taagan…