1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Iyo Kheyre Oo Yeeshay Kulan Albaabada u Xiran Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan albaabada u xiran ku yeeshay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka: Waxaan Dilney 62 Al-shabaab Ah Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in 62 ka mid ah Al-shabaab ku dileen weeraro ay ka gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay taliska Maraykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in Sabtidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Buuxiyey Booskii Uu Iska Casiley C/fitaax Geesey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta. Xilka waxaa loo magacaabay Cabdi Aadan Hoosow, sida lagu xusay wareegto uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Buulo-burde, Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay howlgallo ballaaran ka wadaan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Howlgalkaan oo ah mid ammaanka lagu xaqiijinayo ayaa lasoo sheegayaa in ciidamadu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo: Boqolaal Shacab Ah Oo Xabsiyada La Dhigay Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa ay sheegayaan in halkaasi ay howlgal ballaaran ka fuliyeen ciidamada dowladda federaalka, K/galbeed iyo kuwa Itoobiya. Howlgalkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Degmada Buulo-burde Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu qarax Miino ka dhacay degmadaasi. Miinadan ayaa la sheegay in lagu aasay bartamaha suuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo La Hadashay Shacabka Baydhabo Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kuwaasi oo aad uga gadooday xariggii dowladda dhexe ee Mukhtaar Roobow. Nuuradiin Gacma, Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dibadbaxyo Maalintii Saddexaad Ka Socda Baydhabo Saakay oo Sabti ah waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka soconaya dibadbaxyo xooggan oo ay dhigayaan dadweyne aad u badan. Dadkan ayaa waxa ay waddooyinka magaaladaasi ku jareen dhagxaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AKHRISO: DFS Oo Ka Hadashay Sababaha Loo Xirey Mukhtaar Roobow Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay xarigga Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Qoraalkaas ayaa u qornaa sida: Wasaaradda Amniga Gudaha iyadoo tixraacaysa War-saxaafadeedyadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow Oo Ugu Dambeyn Laga Soo Dejiyey Magaalada Muqdisho Wararka hadda naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay soo cago dhigatey diyaarad gaar ah oo sidda Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.…