1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gololey oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana ka dhashay khasaare kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Halkee Ayeey Ku Dambeeyaan Xubnihii Al-shabaab Looga Qabtay Dagaallada Puntland? Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, C/xakiin Claahi Camey ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyaan xubno ka mid ah Al-shabaab oo ciidamada maamulkaasi ku qabteen deegaanno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Khadiija Kuwait “Madaxda Jubbaland Ayaa Caburin Nagu Haysa” (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa ku eedeysan madaxda maamulkaasi caburin ay ku hayaan xildhibaannada. Xildhibaan Khadiija Kuwait oo la hadashay Goobjoog ayaa sheegtay in madaxda Jubbaland ay sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhaliil Loo Jeediyey Maamulka Gaas Mid kamid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo maamulka Puntland ayaa ku dhaliilay xukuumadda Gaas ee waqtigeeda dhammanaayo in aysan waxba ka qaban dhaqaalaha maamulkaas. Daahir Mire Jabriil oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Baaq u Direy Beello Ku Dagaallamaya Hiiraan Gudoomiyaaha baarlamanka hirshabeelle ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleed ka taagan xadka goballada hiiraan iyo galgaduud. Sheekh Cismaan Barre Maxamed Gudoomiyaha golahaas ayaa xusay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Ka Tacsi Ka Dirtey Geerida Cawil Daahir Salaad Midowga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ, waxa uu ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid weriye Cawail Daahir Salaad oo Muqdisho ku geeriyooday maalinti shalay. Dhimashada Cawil Daahir Salaad waxa uu qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal: Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Labo qarax, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jir dhimasho iyo dhaawac. Qaraxii Koowaad ayaa ka dhacay Tiyaatarka Qaranka, halka midka Labaadna uu ka dhacay Taalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cawil Daahir Salaad Oo Geeriyoodey Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Saddex kale oo ka mid ah shaqaalaha Universal Tv ayaa u dhintey Qaraxii Koowaad ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Wararka aan helnay ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in halkaasi khasaare uu ka dhashay, balase…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaallo Ka Socda Hiiraan Oo Kordhay Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaal beeleed ka socda deegaanka Dudun Cad ee hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Maxamed Cabdi Cawaale, guddoomiyaha degmada Maxaas oo la…