1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Toogatay Maxamed Aadan Cali Boorow Maxakamadda darajada Koobaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay Maxamed Aadan Cali Booroow oo horay Baydhabo qof ugu dilay Guddoomiyaha maxkamaddan, Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Jirta Deegaanka Kaxandhaale Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud iyo sidoo kale deegaanno ku dhow deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digey u Safarka Soomaaliya Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay soo booqdaan Soomaaliya, tani waa digniis cusub oo badashay mid hore oo soo baxday June 15, 2012, waxaana la gaarsiiyey Level…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: 12 Sano Jir Lix Carruur Ah Noloshooda Ka Dabari Jirey Baalashnimo Oo Ku Dhaawacmay Qaraxii Tiyaatarka Jaamac Maxamed Aadan waa 12 sano jir, Labadiisa waalid horay ayey u geeriyoodeen, Nolasha caruurta la dhalatay oo Lix ka kooban ayuu shaqadaan ka biili jiray. Hada isaguna waa dhaawac,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Beello Ka Heshiiyey Khilaaf Ka Dhashay Qodista Ceel Biyood Beello walaalo ah oo ku dhaqan gobolka Gedo ayaa waxay ka heshiiyeen khilaaf muddo soo jiitamayey kaasi oo salka ku hayey qodista ceel biyood riig ah. Khilaafka u dhaxeeyay Beelahan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Weli Galmudug Ayaan La’nahay Si Loo Xalliyo Colaadda Hiiraan Guddiga arrimaha gudaha iyo Amniga ee baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in weli maamulka Galmudug aysan ka wada fariisan sidii loo dhammeyn lahaa dagaallada ka socda xadka goballada Hiiraan iyo Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Dagaal u abaabulan qaab beeleed ayaa maanta ka qarxay deegaan ku dhow deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Guddoomiye Mursal Oo Dib u Habeyn Ku Sameeyey Guddiga Maaliyadda Ee Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu dib u habeyn ku sameeyey guddiga maaliyadda ee golahaasi. Qoraalka ayaa u qornaa sidan hoose:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Waa Maxay Caqabadaha Iyo Fursadaha Uu Haysto Madaxweyne Lafta Gareen? (Falanqeyn) Madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa xilligan waxaa horyaalla caqabado badan oo u baahan in wax laga qabto, iyadoo sidoo kale uu haysto fursado aad u muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Lafta Gareen Oo Maanta Xilka La Wareegaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ka dhacdo munaasabad kooban oo uu xafiiska madaxweynaha maamulka K/galbeed kula wareegayo C/casiis Lafta Gareen…