1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Waxaan Dilnay 7 Al-shabaab Ah, Hubna Waan Qabsannay Dowladda Kenya ayaa sheegtay in howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka Jubbada Hoose ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. PM Njuguna oo ah afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay Gudoomiyaha KMG ee Golaha Wakiillada Xuseen Yaasiin Xaaji ayaa magacabay Guddiga ka shaqeyn laha Doorashada Gudoomiyaha Golahaasi. Sidoo kale waxuu Goluhu ansixiyey Habraaca ay ku shaqeyn lahaayeen Gudiga Doorashada Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Odowaa Oo Ka Warbixiyey Kulan Uu La Qaatey Madaxweyne Xaaf (Dhageyso) Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegannada Galmudug ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog, waxa uu ka warbixiyey kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Ka Warbixiyey Nabadeyn Laga Dhex Wado Beello Dagaallamay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle, Cismaan Barre oo wareysi siiyey Goobjoog, ayaa ka warbixiyey dedaallo lagu doonayo in lagu xalliyo beello walaalo ah oo ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaanno Baaq Ka Diray Dagaal Beeleedyada Xildhibaanno ka mid ah golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa nabad ugu baaqay beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Galgaduud. Waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax “Hala Joojiyo Dagaal Beeleedyada” (Dhageyso) Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/laahi Goodax Barre ayaa nabad ugu baaqay beelaha xilligan ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan. Waxa uu wasiirka sheegay iney ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Madaxweynaha Puntland u Dooran Doonaan… Xildhibaan C/raxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay cidda ay madaxweynaha maamulkaasi u dooran doonaan. Xildhibaanka oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Laga Dalbaday Faah Faahinta Xarigga Roobow Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa wuxuu dowladda federaalka Soomaaliya ka dalbaday in sida degdeg ah ay sharaxaad buuxdo uga bixiso xarigii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Ka Socda Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka wadaan guud ahaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wariyaheena Muuse Cabaas ayaa soo sheegaya in ciidamada ay baarayaan guryaha…