1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: IGAD Oo Hal Arrin Ka Dalbatay Madaxweyne Dani Urur goboleedka IGAD oo goob joog ka ahaa doorashadii shalay ka dhacday magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa qoraal kasoo saaray sida ay wax u dhaceen. Maxamed Cali, wakiilka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Maraykanka Oo Sheegtay Iney Duqeyn Ku Dishay Xubno Ka Mid Ah Al-shabaab Dowladda Maraykanka ayaa war waxa ay kasoo saartay duqeyn ay diyaaradahooda ka fuliyeen gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo lala eegtay xubno ka mid ah Al-shabaab. Qoraal kasoo baxay dowladdan ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdiga Ka Socda DFS Ee Ku Sugan Garoowe Oo Kulamo La Leh Madaxda Cusub Ee Puntland Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in wafdiga ka socda dowladda federaalka ee isugu jira wasiirada iyo xildhibaannada ay kulamo kula qaadanayaan magaaladaasi madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Waa Maxay Shaqooyinka Ugu Horreeya Ee Horyaalla Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa shalay lagu doortay madaxweynaha cusub ee Puntland, iyadoo xilkaasi loo doortay Saciid C/laahi Dani. Maxamed C/laahi Fadhaye waa xildhibaan hore, horeyna wuxuu uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Faroole “Waa Maalin Isbedal Xalaal Ah Uu Ka Dhacay Puntland” Senator C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in doorashadii madaxweynaha ee maanta ka dhacday Puntland ay tahay mid taariikhi ah islamarkaana xalaal ah. Wuxuu sheegay in xildhibaannada Puntland ay doorteen shaqsi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu C/weli Gaas Ka Yiri Doorashadii Maanta Ka Dhacday Garoowe (Dhageyso) Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe ayaa ugu horreyn u hambalyeeye madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Dani. Wuxuu sheegay inuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Wareegga Koowaad Ee Doorashada Puntland, Gaas Oo Haray Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta Wareegga Koowaad ee doorashada madaxweyne ee Puntland, iyadoo ay codeeyeen 66 xildhibaan. Guddiga doorashada ayaa shaaciyey cidda usoo gudbtay wareegga Labaad, waxaana ay kala yihiin. Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Codeynta Doorashada Madaxweynaha Puntland Oo Bilaabatay Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa bilaabay codeynta doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi, waxaana ku tartamaya 21 musharrax. 66 xildhibaan ayaa dooranaya madaxweynaha cusub ee Puntland, waxaana wareegga Koowaad ku guuleysan kara oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Muqdisho Oo Sare u Qaaday Xirfadaha Ay Ku Shaqeystaan Waddooyinka Muqdisho waxaa kusoo kordhaya dhallinyarada cabitaanka ka sameeye qudaarta dalka, kuwaasi oo noloshooda ku maareeya. Waxay tani shaqo abuur u noqotay dhallinyaro badan, iyadoo cabitaannada ay sameeyaanna ay dadku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal: Saameynta Ka Dhalan Karta Khilaafka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in khilaafka Labada gole ee baarlamaanka uu dalka u keeni karo dib u dhac ballaaran. Waxa ay sheegeen in muhiim ay tahay iney si is faham…