1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Hortaagan In Kalfadhiyada Baarlamaanka Hirshabelle Dib u Furmaan? Dib u dhac ayaa marar badan ku yimid in dib u furmo kalafadhiga baarlamaanka maamulka Hirshabelle, iyadoo taasina ay ka hadleen xildhibaanno ka mid ah baarlamaankaasi. Xildhibaan Cumar Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mashruuc Lagu Qaabeynayo Magaalada Gaalkacyo Oo La Daah Furay Magaalada Gaalkacyo ayaa laga daah furay mashruuca qaabeynta magaaladaasi oo muddo Lix bil ah ay wadday dowladda Hoose oo kaashaneysay shirkadda Daldhis. Munaasabad lagu daah furayey mashruucan waxaa ka qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Ciidanka DFS Geysay Afgooye Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey ciidamo badan oo dhowaan dowladda federaalka ay geysay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha gobolkaasi, Maxamed Ibraahim Barre…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Somaliland Haddii Ay Ingiriis Noqdeen Annagu Talyaani Ma Nihin” Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Somaliland iyo sida ay u arkaan khilaafkaasi. Dani oo la hadlay BBC ayaa sheegay in aanay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Midnimo Iyo Wadajir Baan u Baahannahay” Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ugu baaqay shacabka maamulkaasi in ay wadashaqeyn buuxda u muujiyaan madaxweynaha cusub ee Puntland. Gaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Magaalada Marka Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararku ayaa waxay sheegayaan in weerarka dagaalkan ay lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM Oo Sheegtay In Xubno Ka Mid Ah Al-shabaab Ku Dileen Baay Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn ay 8-dii bishan ay fuliyeen deegaan ka mid ah gobolka Baay. War-saxaafadeed kasoo baxay taliskan ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koronto La’aan Ka Jirta Degmada Balcad Ee Gobolka Shabellaha Dhexe (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in koronto la’aan ay ka jirto degmadaasi 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Maamulka degmada Balcad ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Madaxweynaha Cusub Oo Faray Saraakiisha Ciidanka Iney Adkeeyaan Ammaanka (Dhageyso) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal kula kulmay saraakiisha ciidamada maamulkaasi. Taliyeyaasha ciidamada Booliiska iyo daraawiishta ayaa ka mid ah xubnaha uu madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Duulaan Ku Ah Degmada Bu’aale (Dhageyso) Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay duulaan ku yihiin degmada Bu’aale oo caasimadooda ah si ay halkaasi uga saaraan dagaalyahannada Al-shabaab. Madaxweynaha maamulkan, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa u…