1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dagaal Ka Dhacay Afgooye (Dhageyso) Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay dagaal wuxuu ku dhexmaray Galbeedka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Al-shabaab ayaa la sheegay in abbaare 12-kii saq dhexe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Weerarkii Al-shabaab Ee Nairobi? Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Hoteel ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya. “Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta Gareen Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay lagu caleema saaro madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed C/casiis Lafta Gareen. Waxaa magaalada Baydhabo gaaray mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In La Xallinayo Khilaafka Labada Aqal Ee BFS Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo soo xirayey Kalfadhiggii Afaraad ee golaha shacabka ayaa sheegay in ay xallin doonaan khilaafka ka dhaxeeya Labada aqal ee baarlamaanka. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Lacagta Ugu Horreysa Ee Qasnadda Ka Bixinno Waxaan Siineynaa… Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in qarashka ugu horreeya ee ay ka bixiyaan qasnadda dowladda ay siin doonaan ciidamada iyo sidoo kale shaqaalaha maamulkaasi. Dani ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Caddow “Waxaa Socda Qorshe Waqtiga Loogu Kordhinayo Axmed Madoobe” Maxamed Xuseen Caddow oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaannada Jubbaland ayaa sheegay in uu jiro qorshe socda oo ku aaddan sidii waqti kale loogu dari lahaa madaxweynaha Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Jubbaland Oo Lagu Eedeeyey Deganaansho La’aanta Gedo Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Jubbaland oo gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyey madaxda ugu sarreysa ee maamulkaasi iney mas’uul ka yihiin deganaanshiyo la’aanta ka jirta gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Xilka Ku Wareejiyay Dani, Kadibna Cafis Dalbaday Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad uu xilka kula wareegayey madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani. Madaxweynihii hore ee maamulkaasi C/wei Gaas ayaa xilkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Dani Oo Maanta Xilka La Wareegaya Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani iyo sidoo kale ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta oo isniin ah si rasmi ah xilalkooda ula wareegaya. Xarunta Madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Labo Arrin Oo Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooga magaalada Muqdisho. Ajendaha maanta ee kulankan ayaa ah u codeynta wax ka…