1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax Miino oo khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay Isgoyska Carwo Itko ee magaalada Muqdisho. Wararku ayaa waxay sheegayaan in qaraxan uu ahaa Miino lagu aasay wadada dhinaceeda, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgaradka B/weyne Oo Baaq u Diray Beello Ku Dagaallamaya Xadka Gobollada Hiiraan Iyo Sh/dhexe Waxgaradka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay magaaladaasi ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo ka socda deegaanno ku yaalla xadka ay wadaagaan gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgarad Ka Dalbaday DFS Magdhow Iyo Sii Deynta Mukhtaar Roobow Odoyaasha dhaqanka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay oo kulan la qaatay guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa dalbaday in lasii daayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ku Dagaallamay Degmada Kaaraan Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay maanta ku dagaallameen ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa la sheegay iney kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Lafta-gareen Oo Sheegay Inuu Ka Shaqeynayo Sii Deynta Mukhtaar Roobow Madaxweynaha maamulka K/galbeed C/casiis Lafta-gareen ayaa sheegay in uu diyaar u yahay ka shaqeynta sidii loo sii deyn lahaa Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo dowladda federaalka u xiran. Waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanka Gariley Ee Gobolka Gedo Biyo la’aan aad u daran ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Garilley oo ka tirsan Gobolka Gedo, islamarkaana ku taala xuduudda aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya iyo Kenya. Fuustadii biyo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabelle Oo Baaq u Diray Beello Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle, Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay beello ku dagaallamaya gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe in ay xabadda joojiyaan. Guudlaawe ayaa sheegay in dedaal walbo ku bixinayaan sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maxaabiis Ka Baxsatay Xabsiga B/weyne Taliska ciidanka Asluubta ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney ku raad Joogaan Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga magaalada B/weyne. Taliyaha ciidanka Asluubta ee Hiiraan, Korneel Faarax Cali Macow ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha Maanka dooriya. Ciidamadan oo ahaa kuwa Booliiska ayaa qabtay nin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Xildhibaan Ku Baaqay In La Isku Furo Waddooyinka Kala Xiran Ee Gedo Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay kala xiran yihiin inta badan waddooyinka gobolka Gedo. Xildhibaankan oo ku sugan…