1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warar Dheeraad Ah Oo Kusoo Kordhay Dagaalkii Baar-sanguuni Warar dheeraad ah ayaa kusoo kordhay dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka DFS oo garabsanaya kuwa Jubbaland iyo Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka Warbixiyey Dagaalkii Baar-sanguuni Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal saakay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkan ayaa u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka oo garabsanaya kuwa Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Baar-sanguuni Ee J/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo saakay ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka oo garabsanaya kuwa Jubbaland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Baay Oo Gaaray Gedo (Dhageyso) Ku dhowaad Seddex Boqol oo qoys oo ah Beeraley wax soosaarkii ay ku tiirsanaayeen ay ragaadiyeen Roob yaraan ayaa waxay kasoo kala barakaceen deegaanno hoostaga degmooyinka Bardaale iyo Qansaxdheere ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Xidigle NISA Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo ka dhacay degmada Yaaqshiid taariikhdu markey aheyd 19-12 sanadkii tegay. Xidigle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatadii Ku Hanti Beeshay Dabkii Afgooye Oo Caawinaad Dalbaday Ganacsatadii ku hanti beeshay dab habeen ka hor ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan si ay shaqooyinkooda dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Taliska Booliiska Afgooye Oo Ka Warramay Howlgallada Ka Socda Degmadaasi Taliska ciidanka Booliiska degmada Afgooye ayaa faah faahinno dheeraad ah wuxuu ka bixiyey howlgallada ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi. C/qaadir Nuunow oo ah taliyaha degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamaya Hirshabelle Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ugu baaqay beello walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah Hirshabelle iney nabadda qaataan oo xabadda ay joojiyaan. Xildhibaan Nuur Xaashi warsame…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waxaan Bilaabaynaa Howlgal Dib u Xoreyn Ah” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa degmada Dhoobley kaga dhowaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab, isaga oo sheegay in ay gaari doonaan ciidanka maamulkiisa deegaannada gacantooda ka maqan. Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Baydhabo u Tagey Ka Qeybgalka Caleema Saarka Madaxweynaha K/galbeed Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa gaaray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda ah. Ulajeedka madaxweynaha u tagay magaaladaasi ayaa ah ka qeybgalka…