1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Nin Diley Haweeney Oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidanka daraawiishta ee maamulka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu diley Haweeney, iskuna dayey inuu baxsado. Mukhtaar Cabdulle oo ah taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Hirshabelle ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Garbahaarey Oo Cabasho Ah Waxaa laga deyrinayaa Xaalada Nololeed ee ay ku sugan yahiin Naafada ku dhaqan degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo. Dhibaatada ugu daran ee naafada ay qabaan xilligan ayaa waxaa ugu weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Booliiska Afgooye Oo Raadinaya Xubno Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidanka Booliiska Afgooye ayaa sheegay in ay ku raad joogaan rag hubeysan oo Al-shabab ka tirsan, kuwaas oo dilal ka geystay magaaldaaasi, sidoo kalena fuliyey weeraro. C/Nuunoow, taliyaha saldhiGga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Maanta La Caleema Saarayo Maanta oo Sabti ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka socota diyaarinta munaasabadda Caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Saciid C/laahi Dani. Waxaa munaasabadda ka qeybgala mas’uuliyiin isugu jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hargeysa Oo Ka Horyimid Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Somaliland (Dhageyso) Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa ka aragti dhiibtay muddo kordhintii dhowaan loo sameeyey golaha wakiilada. Intooda badan waxa ay sheegeen in aanay raali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Digniin Diray (Dhageyso) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Injineer C/raxmaan Yariisow ayaa u digey dad uu sheegay in weli ay ka madax adeegayaan iney isaga guuraan dhulalka danta guud ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka “Xildhibaannada Golaha Shacabka Waxba uma Qaban Shacabka Ay Matalaan” Waxaa Sidaa Yiri… Aqoonyahan Maxamed Axmed Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya aanay waxbo u qaban shacabka ay matalaan. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh “Madax Madow Baa Maan Ku Haray” (Dhageyso) Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey dhallinyarada Soomaaliyeed iney ka shaqeeyaan aayaha dalka, islamarkaana yihiin kuwa dalka berry xukumi lahaa. Waxa uu sheegay in maskaxda dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Mursal Oo Soo Xiray Wejiga Koowaad Ee Shirka Dib u Heshiisiinta Beelaha K/galbeed Gudoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa soo xirey wejiga Koowaad ee shirka dib u heshiisiinta beelaha K/galbeed, kaasi oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jowhar: Ganacsato Lacag Siin Jirtay Al-shabaab Oo La Xiray Ciidamada ammaanka ee magaalada Jowhar ayaa howlgal 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka sameeyeen magaaladaasi waxa ay ku xireen in ka badan 10 qof oo ganacsato ah. Ganacsatadan la xirey…