1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Oo Rajo Ka Muujiyey Xallinta Khilaafka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa rajo ka muujiyey in la xalliyo tabashada ay dowlad goboleedyada qaar ka qabaan dowladda federaalka Soomaaliya. Farmaajo ayaa sheegay in intii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in gaarigan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris Sheekh “Waxaa Meesha Ka Baxay Khilaafkii Madaxda DFS Iyo Dowlad Goboleedyada” Mid kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa rajo ka muujiyey in xilligan ay isku soo dhowaadaan madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada. Idiris Sheekh Xasan oo ku sugan dalka Finland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Aqalka Sare Ah Oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Dhibaato Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Jubbaland mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah usoo jeediyay in aan lagu fiirsan ciidanka Kenya dhibaatada ay ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaannada Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Kursi Ka Banaan Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaysa Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta waxaa lagu qabanayaa doorashada kursi ka banaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa April 2018 ka dhintay Xildhibaan Khaliif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal oo la hadlay Goobjoog ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu sameeyo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/laahi Dani. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoonyahan Qamsa: Madaxda DFS Iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada Ha Wadahadlaan Axmed C/risaaq Qamsa oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada looga baahan yahay in ay wadahadlaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baaq Loo Diray Beello Ku Dagaallamay Hirshabelle Waxgaradka ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa ugu baaqay beello isku haya deegaannada maamulkaasi in ay nabadda qaataan oo ay joojiyaan dagaalladan. Suldaan Mahdi C/risaaq oo ka mid ah waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gedo: Kenya Aan Ka Wada Shaqeynno Amniga Maamulka gobolka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay ka wada shaqeeyaan amniga, gaar ahaan deegaannada xiga dhanka xuduudda. Maxamed Xuseen Al-qaadi oo ah guddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Waan Idin Cafiyey Ee i Cafiya…Waxaan Ballan Qaadayaa Inaan Idin La Shaqeeyo Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweyne Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay inuu cafiyey cid walbo oo wax ka tabaneysa…