1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: DFS Oo Laga Dalbaday Sii Deynta Taliye u Xiran 20 Cisho Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Baardheere ayaa dalbaday i lasii daayo taliyahii ciidamada degmadaasi oo ku dhowaad 20 cisho ku xiran magaalada Muqdisho. Faarax C/nuur Turbac,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Xalinya Tabashada Shacabka Degmada Baardheere Degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka socda shirar looga hadlayo sidii loo dhammeyn lahaa khilaafka hoggaanka Jubbaland iyo sidoo kale waxgaradka degmadaasi. Xildhibaan Shire Colay oo qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Ururada Bulshada Rayidka Oo Rajo Ka Muujiyey Xallinta Dagaal Beeleedyada (Dhageyso) Ururada Bulshada rayidka Hirshabele ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayaan dedaallada lagu soo afjarayo colaadaha ka jira degaanno ka mid ah maamulkaas. Guddoomiyaha ururada bulshada Rayidka Hirshabelle, Cabdiraxiin Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Howlgallo Miino Saaris Ah Oo Ka Socda Deegaanno Ku Dhow Kismaayo Saraakiisha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in degaanno badan oo Jubbooyinka ah ay ka saareen dagaalyahnnada Al-shabaab ka dib howlgal ay ka fuliyeen meelo ka mid ah Jubbada Hoose Taliyaha aaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Ka Socda Degmada Afgooye Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ballaaran ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Howlgalladan ayaa daba socda kadib dil xalay magaaladaasi loogu geystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Bandow Lagu Soo Rogay Magaalada Jigjiga Kulan degdeg ah oo magaalada Jigjiga ku yeesheen laamaha ammaanka ee Somali State iyo sidoo kale kuwa dowladda federaalka Itoobiya ayaa lagu go’aamiyey arrimo dhowr ah. Ugu horreyn, waxaa Bandow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulan Looga Hadlayey Furista Waddooyinka Xiran Oo Lagu Qabtay Garbahaarey, Gedo Kulan looga hadlayay sidii laysgu furi lahaa waddooyinka degmooyinka gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Magaaladda Garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. Kulankaan waxaa ka qeybgalay laamaha ammaanka Gobolka iyo kuwa degmada Garbahaarey,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Sidee Ayeey u Arkaan Hadalkii Kasoo Yeeray Madaxweynaha Uganda? Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay hadal kasoo yeeray madaxweynaha dowladda Uganda, kaasi oo ahaa in Soomaaliya aanay ka jirin dowlad. Shacabkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Daqare “Museveni Hadalkaan Iyo Kuwo Ka Xun Waa Laga Sugaayay” Aqoonyahan C/raxmaan Daqare oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog, waxa uu kaga hadlay arrimo ku aadan hadalkii dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Uganda ee ahaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Injineer Xasan Sahal “Natiijo Kama Soo Bixi Doonto Wadahadallada DFS Iyo Maamullada” Injineer Xasan Sahal oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa isaga oo u warammay Goobjoog waxa uu sheegay in wax natiijo ah aysan kasoo bixi doonin kulanka la filayo in…