1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cabsi Laga Muujiyey In Lala Wareego Kheyraadka Dalka Danjire Maxamed Axmed Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed, sidoo kalena aad u falanqeeya siyaasadda dalka ayaa sheegay in xilligan ay cabsi ka qabaan in lala wareego kheyraadka dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidamadii ONLF Oo Lagu Biiriyey Kuwa Somali State Ciidamadii ay lahaayeen Jabhadda ONLF ee dhowaan heshiiska la gashay dowladda federaalka Itoobiya ayaa haatan waxaa lagu biiriyey kuwa Somali State. C/qaadir Hirmooge waa afhayeenka Jabhaddan, wareysi uu goor dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In La Xalliyay Tabashooyinkii Xildhibaannada Hirshabelle Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame oo ka mid ah mudanayaasha baaramaanka maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu ku sheegay in la xalliyey tabashooyinkii ay inta badan qabeen mudanayaasha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamul Goboleedyada Oo Caddeeyay Mowqifkooda Shirka London Magaalada London ayaa la filayaa in uu ka furmo shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, inkastoo muran badan uu ka dhashay shirkan. Xubnaha shirkaasi u matalaya maamul goboleedyada kala ah, Puntland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Siyaasadeed Ka Jira Jowhar Magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa aad looga dareemayaa xiisad siyaasadeed ka dhex taagan baarlamaanka maamulka Hirshabelle iyo sidoo kale madaxda sare ee maamulkaasi. Wararkii ugu dambeeyey ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: DFS Oo Loogu Baaqay Ururinta Hubka Sharci Darrada Ah Ee Lagu Haysto Muqdisho Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan go’aankii dhowaan kasoo baxay maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ah in aan la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka Oo Faah Faahiyey Duqeyn Ay Ka Fuliyeen Sh/hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee qaaradda Africa ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn ay diyaaradahooda ka fuliyeen gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kooban oo taliskan kasoo baxay ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA: Waxaan Gacanta Ku Dhignay Hub Ay Leeyihiin Al-shabaab Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka “NISA” ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigeen hub ay leeyihiin xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Forsooleey oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ninkii Dilay Paul Anthony Fermosa Oo Ku Geeriyoodey Boosaaso Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari waxaa xalay ku geeriyoodey ninkii dilay Paul Anthony Fermosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekadda magaalada Boosaaso. Ninka ayaa lagu magacaabayey C/laahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Ka Dhacay X/weyne Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helay qaraxii maanta barqadii ka dhacay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ahaa gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, waxaana la dhigay goobta…