1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha Iyo Shaqaaleysiinta Oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho Shir looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha dalka, maalgashi sidii loogu sameysan lahaa Soomaaliya iyo shaqaaleysiinta ayaa maalintii Labaad wuxuu ka socdaa magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa soo qabqan qaabisay Geel Project, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Tukaraq Oo Ka Cabanaya Xaalad Nolol Xumo Shacabka ku dhaqan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyadoo la sheegayo in deegaankaasi iyo deegaannada ku dhow ay abaar ka jirto.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiirada Cusub Ee Puntland Oo La Dhaariyay Maanta oo Talaado ah ayaa madaxtooyada Garoowe waxaa lagu dhaariyey wasiirada cusub ee Puntland, kadib munaasabad kooban oo halkaasi ka dhacday. Waxaa dhaarinta wasiiradan goob joog ka ahaa madaxweynaha Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Ma Xorriyad Hadal Baa Ka Jirta? Warbixin uu soo saaray ururka Freedom House oo fadhigiisu yahay dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ku wanaagsan tahay xorriyadda hadalka, ganacsiga iyo siyaasadda. Ururkan oo Somaliland ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ciidanka DFS Iyo Jubbaland Oo Weeraray Deegaan Al-shabaab Kaga Sugnaayeen J/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Jubbaland ayaa waxay maanta weerar ku qaadeen deegaanka Kobon ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Xarakada Al-shabaab. Waxaa halkaasi ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Maxay Shaqadiisa Guddiga Ay Dhistay Wasaaradda Ganacsiga Ee DFS? Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay dhiseen guddi xoojiya tayada iyo tirada waxyaabaha dalka yaalla. Guddigan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Mudug Oo Laga Shiray Guddiga nabadeynta gobolka mudug ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta dhanka amniga gobalkaas. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo la kulmay guddigaas ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ganacsade Lagu Dilay Magaalada Boosaaso Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dileen nin la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada magaaladaasi. Ninka la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Labo Sano Oo Khasaartay Ayaa Ina Soo Martay” (Daawo) Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed oo u warammay Goobjoog, wuxuu sheegay in dowladda federaalka aanay waxbo qaban Labadii sano ee lasoo dhaafay. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London Falanqeeye siyaasadeed ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan u baahan tahay dadkeeda in looga faa’ideeyo kheyraadka dalka ku jira. Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo u warammay Goobjoog wuxuu sheegay in…