1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Sool Oo Maadeys Ku Sheegay Hadal Dhowaan Kasoo Baxay Madaxweynaha Puntland Caaqil San yare oo ka mid ah waxgaradka gobolka Sool ayaa sheegay in hadalkii dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani ee ahaa in misaaniyadda ku darsadeen gobollada Sool…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daqare “Go’aanka Kenya Ma Qal-qal Gelin Doono Dacwadda Ka Taalla Maxkamadda Cadaaladda” C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) oo ka mid ah falanqeeyayaasha siyaasadda dalka ayaa sheegay in go’aanka ay dowladda Kenya ku joojisay xiriirkeedii dowladda dhexe aanay qal-qal ku keeni karin dacwadda badda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Warsame: Booliiska Hirshabelle Loo Tababaray Amniga Waxbadan Ayeey Ka Qaban Doonaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in isbedal amni ay sameeyaan ciidamo Booliis ah oo dhowaan tababar loo soo xiray. Xildhibaan C/rashiid C/xakiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiir Tarsan Oo Ugu Dambeyn Kusoo Noqday Dalkiisa Hooyo Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Ambassador Maxamed Axmed Nuur Tarsan, safiirkii Soomaaliya u fadhiyey wadanka Kenya, kadib markii dowladda Kenya ku ammartay in uu dalkooda degdeg uga soo baxo. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subax ee Idaacadda Goobjoog 17-02-2019, waxaana warkeenna maanta akhrinaya wariyaheena C/salaan Cali Xueen. Halkaan hoose ka dhageyso: Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kenya Xiriirka Ugu Jartay DFS? Dowladda Kenya ayaa xiriirkii u jartay dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo hadal hayn badan dhalisay. Waxa ay dowladda Kenya u yeertay safiirkeedii u joogay Muqdisho, iyada oo sidoo kale iska…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgarad Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Ammaanka Ee Degmada Baardheere Nabadoonnada magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa walaac ka muujinaya xaaladda ammni ee magaaladaas, kadib dood ka dhalatay maamulka degmadaasi Nabadoon Cabdi Maxamed Nuur Kuusoow oo ka mid ah wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Taageertay Deyn Cafinta Soomaaliya Maxbuub Macallin oo ah xoghayaha urur goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyey baaqa Soomaaliya looga cafinayo deymaha caalamka, isaga oo sheegay in cafinta deymahaasi ay hagaajin karaan nolsoha dadka Soomaaliyeed. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Cusub Ee Puntland Oo Kalsoonida Ka Helay Baarlamaankooda Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa goor dhow waxa ay codka kalsoonida ah siiyeen golaha wasiirada ee dhowaan soo dhisay madaxweyne Dani. Kulanka oo ay soo xaadireen 63 xildhibaan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Ka Socda Afgooye, Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkan oo u warammay…