1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Cusub Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku leh magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa lagu wadaa in ay codka kalsoonida ah u qaadaan wasiirada cusub ee dhowaan uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Labaad Oo Iska Casilay K/galbeed Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow uu is casilay wasiirkii Labaad ee ka mid ah maamulka K/galbeed. Cali Aadan Macalin, wasiirkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Jirta Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo Wararka maanta ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad cabsi ku beertay shacabka ku dhaqan degmadaasi. Xiisaddan ayeey u dhaxeysaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Cirka Oo u Dabaaldegaya 59 Sano Guuradoodii Kasoo Wareegtay Aas-aaskooda Maanta oo ay ku beegan tahay 14 February, ciidanka cirka ayaa u dabaaldegaya 59 sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas-aaskooda. Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Mid Ka Mid Ah Wasiiradii Cusbaa Oo Is Casilay Mid ka mid ah wasiiradii uu dhowaan magacaabay madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa ku dhowaaqay inuu is casilay. C/salaam C/laahi Yalaxow Catoosh oo loo magacaabay wasiir…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qiimo Koror Ku Yimid Kirada Guryaha Ee Magaalada Muqdisho Kireynta guryaha magaalada Muqdisho waa kuwo is bed-bedala sanad walba, guryahaha qaar ayaa magaalada Muqdisho waxaa lagu kireeyaa lacag dhan $300-$500, waana xaafadaha loo arko inuu ammaan uu ka jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax lagu xiray gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay isgoyska laami yaraha Soobe ee magaalada Muqdisho. Gaari nooca aan xabaddu kari ayaa la sheegay in qaraxan uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yamamoto “Horumar Iyo Nabad Kama Dhacayso Geeska Africa Haddii Aysan Soomaaliya Nabad Ahayn” Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Y. Yamamoto ayaa sheegay in dowladdiisa ay waxyaabo badan ka caawin doonto Soomaaliya. Waxa uu sheegay in Maraykanka uu hadda kuso laabtay Soomaaliya, islamarkaana aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye “Waxaan Wadnaa Horumarinta Ganacsiga Soomaaliya” Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay wadaan qorsheyaal badan oo lagu horumarinayo ganacsiga dalka. Waxa uu tilmaamay in sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabadoon Xaarin “Wasiirada Cusub Ee Puntland Waxaan Ka Fileynaa Shaqo Hufan” Nabadoon C/casiis Xaarin oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda Puntland ayaa rajo aad u wanaagsan wuxuu ka muujiyey in isbedallo dhan walbo ah ay keenaan wasiirada cusub ee Puntland,…