1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Iyo Kuwo Maraykan Ah Oo Weerar Ka Fuliyay Sh/hoose (Dhageyso) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwo la sheegay iney Maraykan ahaayeen ayaa weerar ku qaadey deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose. Weerarkan ayaa dhacay xalay saq dhexe sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Puntland Oo Ammar Adag Kasoo Saaray Tahriibka Taliska ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa soo saaray ammar cusub oo lagu mamnuucayo dadka tahriibka ah iyo sidoo kale kuwa wax tahriibiya. Jeneraal Muxudiin, taliyaha ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madaxda Africa Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Waxaa lagu wadaa maanta in magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyo shir madaxeedka dowladaha xubnaha ka ah ururkaasi. Shirkaan oo shalay furmay waxaa ayaa hoggaamiayaha sanadlaha ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Ka Mid Ah Xubnaha Golaha Wasiirada Ee Puntland? Madaxweynaha Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa xalay waxa uu magacaabay wasiirada maamulkiisa, waxaana ku jira xubno caan ka ah deegaannada Puntland. Wasiirada waxaa sidoo kale ka mid ah shaqsiyaad horey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Imaaraadka Kiro Ugama Qaadaneyno Saldhigga Berbera! (Dhageyso) Somaliland ayaa sheegtay in Imaaraadka aanay wax lacag ah uga qaadeyn saldhigga Milatari ee ay ka furanayaan magaalada Berbera. Sacad Cali Shire, wasiirka maaliyadda ee Somaliland ayaa tilmaamay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Korneel Roobow “DFS Amniga Wey Ku Fashilantay” (Dhageyso Wareysi) Qabiir dhanka amniga ah ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay ku fashilantay wax ka qabashada amniga, Labadii sano ee lasoo dhaafay. Korneel Shariif Xuseen Roobow, xoghayaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhac Loo Geystay Iskuul Ku Yaalla Degmada Dharkeenley Koox hubeysan ayaa dhac u geystay mid ka mid ah iskuullada ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Waxa ay raggan qaateen qalab u badan Computer, sida uu Goobjoog u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dab Ka Kacay Xero Barakac Oo Ku Taalla Degmada Kaxda Ee Magaalada Muqdisho Dab ka kacay kaam ku yaalla degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa burburiyey dhismayaal ay deganaayeen dadka barakacayaasha ah. Axmed Macallin Xuseen oo ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Duqeyn Diyaaradeed Oo Ka Dhacday Jubbada Hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacay deegaanka Araare ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Xarakada Al-shabaab. Sida…