1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Qof goob jooge ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Sare Ee Hirshabelle Oo Loo Haysto Musuq-maasuq (Dhageyso) Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in lacago badan ay musuqeen madaxda ugu sarreysa ee maamulkaasi. Wasiiru dowlaha kalluumeysiga maamulka Hirshabeelle Xildhibaan C/rashiid C/xakiin Warsame ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxii shirkadda DP World Ee Dekadda Boosaaso Oo La Dilay Paul Anthony Fermosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekadda magaalada Boosaaso ayaa lagu toogtay isla magaaladaasi. Anthony ayaa markii la dilayey ku sugnaa sida la sheegay dhul ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afgooye Oo Laga Mamnuucay Isticmaalka Mootada Fekon! Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo mootooyinka loo yaqaan Fekon in lagu dhex wado gudaha degmadaasi. Waxaa wareegtadan lagu sheegay in maanta wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Goob jooge ayaa inoo sheegay in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caynaba: Barakacayaal Si Iskood Ah u Sameeyay Olole Nadaafadeed Haweenka Barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Caynaba ayaa si iskood ah waxa ay u sameeyeen olole nadaafadeed, gaar ahaan kuwa ku dhaqan kaamka Barwaaqo. Waxa ay haweenkan oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baardheere: Saraakiisha Ammaanka Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay Kaga Hortageen Qaraxii Shalay Ka Dhacay Degmadaasi Saraakiisha ciidamada ammaanka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixiyeen qaabkii ay kaga hortageen qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo shalay ka dhacay duleedka degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Degmada Baardheere Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Ciidamada Itoobiya ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxamuud Sayid Aadan “Waa Muhiim In La Xalliyo Khilaafka Maamul Ee Ka Jira Baardheer” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in muhiim ay tahay xallinta khilaafka dhanka maamulka ah ee ka taagan degmadaasi. Waxa uu sheegay in ka maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka Sh/hoose Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ka Socda Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ciidamada DFS Soomaaliya maalmahan dambe ka wadeen degmada Afgooye iyo deegaano ka mid ah gobolkaasi. Maxamed…