1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Odowaa “DFS Waxay Jartay Miisaaniyaddii Galmudug” (Muuqaal) Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey madaxda sare ee dowladda dhexe iney jareen miisaaniyaddii Galmudug iyo sidoo kale mashaariic…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Jowhar Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dagaallamay degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararku waxay ay sheegayaan in ciidankan ay ku dagaallameen Koontarool laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Duulaan Ku Ah Al-shabaab, AMISOM La’aanteed Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii ay Al-shabaab uga saari lahaayeen deegaannada ay ka maamulaan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Madaxweynaha maamulkaasi, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baydhabo: Ciidamada Ammaanka Oo Raadinaya Rag Bam Ku Tuuray Hoyga Guddoomiyaha Haweenka Baay Ciidamada maamulka K/galbeed ayaa maanta waxa ay howlgallo ka wadaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Howlgalkan ayeey ciidanku ku raadinayaan rag la sheegay in ay xalay Bam ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Garoowe Oo Aad Loo Adkeeyey Ciidamada dowla goboleedka Puntland ayaa si aad ah u adkeeyey amniga guud ee magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Ciidamo badan oo maamulkaasi ah ayaa lagu soo daabulay gudaha magaalada Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Howlgallo Ka Socda Degmada Afgooye, Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay howlgallo ballaaran ka wadaan xaafado ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Howlgalladan ayaa ah kuwo qorsheysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Sidee Ayeey u Arkaan Go’aankii DFS Ee Haysom? Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sidey u arkaan go’aanka ay dowladda federaalka ku erisay wakiilkii Qaramada Midoobay. Qaarkood dadkan oo la hadlay Goobjoog waxay sheegeen iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Nac-nac “Somaliland Raali Kama Ahan In La Eryo Haysom” (Dhageyso) Somaliland ayaa kasoo horjeesatay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ceyrisay Wakiilkii QM ee Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in aysan ku qnacin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Bulshada Rayidka Puntland Oo Rajo Ka Qabtay In Habsami u Dhacaan Doorashooyinka Ururada bulshada rayidka Puntland ayaa sheegay in rajo badan ay ka qabaan in nabad ay ku dhamaato doorashada madaxtinimo maamulkaas. Feysal Warsame, guddgoomiyaha ururada bulshada rayidka PUNSA ee puntland oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Waxgarad Ka Hadlay Howlgal Ay Ciidanka DFS Ka Wadaan Afgooye Waxgaradka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka hadlay howlgallo ballaaran oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ka wadaan degmadaasi. Nabadoon Maxamuud Axmed Hilaal oo ka mid ah waxgaradka ayaa…