1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Madaxda Hirshabelle Oo Lagu Eedeeyey Ka Gaabinta Wax Ka Qabashada Dagaallada Hiiraan Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa maamulkas ay idhaha ka qabsanayaan sidii loo damin lahaa dagaal beeleed ka taagan deegaanno ka mid ah gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka Dowladda Iyo Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyaad la sheegay in qaab beel isku abaabuleen ayaa ka dhacay deegaanka Bukuraar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalkan ayaa ka dambeeyey kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaalla Suuqa Bakaaraha Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka kacay dhisme ku yaalla Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Qof Goob jooge ah ayaa u sheegay Goobjoog in dabkan uu ka kacay Koronto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Maxaa Sababay In Dib Looga Laabto Mooshinkii Laga Keenay Madaxweyne Farmaajo? Aqoonyahanno iyo falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa aragti kala duwan ka bixiyey waxa sababay in xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay dib uga laabtaan mooshinkii laga keenay madaxweyne Maxamed C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Heshiisiinaya Beello Ku Dagaallamay Deegaanno Ku Dhow Maxaas Maamulka gobolka Hiiraan ayaa wada dedaallo nabadeed oo lagu qaboojinayo xiisad ka dhaxeysa beello wada dega deegaanno ku dhow degmada Maxaas ee gobolkaasi. Degmada Maxaas waxaa ku sugan guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqsi Al-shabaab Ka Tirsanaa 10 Sano Oo Isku Dhiibay Jubbaland Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay Cali Xasan Cabdallah oo muddo 10 sano ah ay sheegeen inuu ka mid ahaa dagaalyahannada Al-shabaab. Cali Xasan Cabdallahi waxa ayAl-shabaab u yaqaaneen Cali Muhaajir, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA Oo Sheegtay Iney Qabatay Xubin Ka Tirsan Daacish Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen shaqsi ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qodobo Xasaasi Ah Oo Looga Hadlay Shirka Golaha Amniga Jubbaland (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo gabagabeeyey shirka golaha amniga ee maamulkaasi, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadlay. Madaxweynaha Jubbaland ayaa shir guddoominayey kulankaan, waxaana ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga C/qaadir Abuukar Shaacir Oo La Toogtay Taariikhdu Markay ahayd 30/11/2017, Maxkamada Dar’1aad Ciidamada Qalabka Sida waxay markii saddexaad u fariisatay Dacwad Ciqaabeedkii loo haystay C/qaadir Abuukar Shaacir Max’ed 41 jir ah ina Shoobto Shaacir ku dhashay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Odowaa “Madaxweyne Mooshinka Haddii Lagaala Laabtay Ma Ahan Inaad Saxan Tahay” Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Labadii sano ee uu talada hayey ku mashquulsanaa arrimo badan. Waxa…