1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Gobolka Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Oo Is Casilay C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde oo ahaa wasiirkii arrimaha gudaha ee Puntland ayaa isaga oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe wuxuu ku dhowaaqay in uu xilkaasi iska casilay. Wasiirka ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Oo Ka Socda Duleedka B/weyne Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli waxa ay howlgallo ballaaran oo isbaarooyin lagu qaadayo ka wadaan deegaanno duleedka ka ah magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan. Ciidamada waxa ay isku dhaceen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Dowladda Aanay Arrimaha K/galbeed Kala Tashan Xildhibaannada Iyo Wasiirada Halkaasi Kasoo Jeeda Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda ugu sarreysa dalka aysan cidna kala tashan arrimaha K/galbeed, islamarkaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Dooranayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha ee dowlad goboleedka K/galbeed. Doorashadan waxaa u taagan Shan musharrax, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta u Taagan Xilka Madaxweynaha Puntland Oo Olole Ballaaran Ka Wada Garoowe Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Puntland ayaa waxay olole aad u ballaaran ay xilligaan ka wadaan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Waxaa magaaladaasi gaaray musharraxiin aad u badan, iyadoo musharrax…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Bari, Puntland Diyaarado nooca aan duuliyaha lahayn ayaa duqeyn waxa ay ka fuliyeen deegaanka Miraalle oo 28-km dhanka Bari kaga began magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wararku waxay sheegayaan in halka duqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Shaaciyey Musharraxnimadiisa Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa markiisa Labaad isku soo taagay qabashada xilka madaxtinimo ee maamulkaasi. Munaasabad uu maanta ku qabsaday Gaas, magaalada Garoowe ayuu ku sheegay in xilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo Aad Loo Adkeeyey Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, kuwa K/galbeed iyo ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa aad u adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay. Wararka waxya sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Dalka Ka Mamnuucday Hay’adda Sahan Research Wasaaradda amniga gudaha ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay gabi ahaanba shaqooyinkii dalka ka haysay lagaga joojiyey hay’adda Sahan Research oo ka shaqeynaysay Soomaaliya, taasi oo howlaheeda ahayd cilmi…