2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riddey (Akhriso) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun xabsi ah ku riddey nin la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab, islamarkaana isku ekeeysiiyey ciidanka dowladda. Hoos ka akhriso: Cali Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Jowhar Oo Diley Xaaskiisa Maareeyihii garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe, Ibraahim Maxamed Cali Calashow ayaa xalay waxa uu magaaladaasi ku toogtay xaaskiisa. Marxuumadda ayaa magaceeda lagu sheegay Jamiila Xasan Sheekh Cali,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Looga Hadlayo Ammaanka Dalka Oo Maanta Ka Dhacaya B/weyne Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu ka dhaco shir looga hadlayo ammaanka dalka. Shirkan waxaa ka qeybgali doona safiirada dalalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamule Iskuul Oo Lagu Diley Afgooye Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa waxay saakay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ku dileen Maamulaha mid ka mid ah iskuullada ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xoghaye Macalimow Oo Sheegay In Xukuumadda Kheyre Ay Caburiso Suxufiyiinta Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj Maxamed Ibraahim Macalimow oo Maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay xukuumadda federaalka Soomaaliya ay culeys badan saartay saxaafadda. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wadaad C/weli Cali Cilmi Yare Oo Geeriyoodey Waxaa goor dhow la xaqiijiyey inuu geeriyoodey wadaad C/weli Cali Cilmi Yare, kadib weerar ay Al-shabaab ku qaadeen xarun uu ku lahaa Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wariyaheena Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gaalkacyo: Weerar Ku Bilowday Qaraxyo Oo Lagu Qaaday Xaruntii Wadaadka C/weli Cali Cilmi Weerar Xooggan oo ku bilowday qarax Ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday xarun uu Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ka deganaa Wadaadka C/weli Cali Cilmi, halkaasi oo ay ku sugnaayeen dad u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Madaxweyne Caynkee Ah Ayeey u Baahan Tahay? Puntland waxaa ka socota diyaar garowgii ugu dambeeyey ee ku aadan doorashada madaxweyne oo la filayo iney dhacdo horraanta sanadka 2019. Waxaa magaalada Garoowe xarunta gobolka Nugaal gaaray musharraxiin badan,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Xaalad deganaanshiyo ah ayaa laga dareemayaa deegaannadii shalay ay ku dagaallameen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Deegaanka Ilbaq oo hoostaga degmada Balcad, Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Dhanka Cirka Ah Oo Laga Fulinayo Deegaannada Al-shabaab Ka Joogaan Hirshabelle Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, qeybta 27-aad ayaa sheegay in meel gabagabo ah ay mareyso qorshe la doonayo in duqeyn dhanka cirka ah laga fuliyo meelaha ay Al-shabaab kaga sugan…