1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaal Degayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Oo Sheegay In Xilligaan Aan Itoobiya Lagula Midoobi Karin Siyaasadda Guddoomiyaha xisbiga midowga nabadda iyo horumarka(UPD Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo ku sugan magaalada Kismaayo, waxa uu sheegay in xilligan aanay suurtagal ahayn in Soomaaliya iyo Itoobiya ku midoobaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imise Lacag Ayaa Maalintii Ku Baxda Ololaha Nadaafadda B/weyne? Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka bilaabatay olole nadaafadeed, waxaana howlahan ay ka socdaan dhammaan 4-ta xaafadood ee magaaladaasi. C/risaaq Cali, xoghaya dowladda hoose ee B/weyne ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabka Sh/dhexe Oo Loogu Baaqay La Shaqeynta Maamulka Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ee Hirshabelle ayaa ka dalbaday shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi iney kala shaqeeyaan horumarinta iyo ammaanka. Axmed Meyre Makaraan, guddoomiyaha gobolkaasi ayaa sheegay in isku duubnida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Fuliyey Mudug Xaalad deganaansho ah ayaa laga dareemayaa deegaanka Maamiye ee gobolka Mudug, halkaasi oo diyaarado dagaal ay duqeyn ka fuliyeen. Diyaaradahan ayaa bartilmaameedsaday gaari ay la socdeen dagaalyahanno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Looga Hadlayey Nabadda Oo Ka Dhacay Deegaanka Dhumay, Sool Deegaanka Dhumay ee gobolka Sool waxaa gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse, waxaana ay la kulmeen waxgaradka deegaankaasi. Waxyaabaha ay ka wadhadleen ayaa ah sida loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Xil Ka Qaadis La Sameeyey Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa sameysay xil ka qaadis iyo sidoo kale xil magacaabis. Wareegto kasoo baxday wasaaraddan ayaa waxaa xilkii looga qaaday Xuseen Cismaan Cali oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Qarax Miino Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya deegaanka Km-13 ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino uu ka dhacay. Gaari nooca loo yaqaan SURF ayaa la sheegay in Miinadan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Booliiska Puntland Oo Soo Saaray Ammarro Ka Dhan Ah Mooto Bajaajta (Dhageyso) Taliska ciidanka Booliiska Puntland ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 11-ka habeennimo aanay shaqeyn karin Mootooyinka Bajaajta. Taliyaha Booliiska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed ayaa sheegay in guud ahaan deegaannada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Musharraxiinta K/galbeed Qaarkood Oo Ka Cabsi Qaba Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada Mid kamid ah murashixiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulka K/galbeed ayaa walaac ka muujiyey in doorashada madaxweyne ay ku dhacdo waqtigii loo qabtay. Xasan Ibraahim oo ka mid ah…