1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Heshiis Horudhac Ah Oo Laga Gaaray Xiisad Ka Jirtay Degmada Hobyo, Mudug Degmada Hobyo ee gobolka Mudug waxaa xalay kulan ku yeeshay waxgaradka degmadaasi, iyadoo shirkaasi looga hadlayey dilal dhowaan ka dhacay Hobyo, kuwaasi oo salka ku haya aanooyin qabiil. Wariyaheena Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dhaqashada Shinnida Iyo Faa’idooyinka Ay Leedahay Saadaam Axmed Caadle waa 25 sano jir wax ka bartay mid ka mid ah jaamacaha ku yaalla magaalada Muqdisho, waxa uu haatan ku nool yahay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Balanballe Oo Wada Dedaallo Lagu Xalinayo Dagaallo Ka Dhacay Degmadaasi Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay iney wadaan dedaallo badan oo lagu xallinayo dagaal beeleed ka dhacay degmadaasi iyo deegaanno ku dhow. Xuseen Liibaan oo ah guddoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Meydka Gabar Dhallinyaro Ah Oo Laga Helay Baraawe, Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa helay Meydka gabar da’deeda lagu sheegay 28-sano jir, taasi oo laga helay mid ka mid ah xaafadaha magaaladaasi. Saraakiisha caafimaadka isbitaalka Baraawe ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Nugaal: Kheyre Hasoo Fuliyo Ballantii Uu Shacabka Ka Qaadey (Dhageyso) C/salaan Xirsi oo ah guddoomiyaha gobolka Nugaal ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada garoowe wuxuu sheegay in ra’iisul wasaare Kheyre uusan weli fulin ballanqaadyo uu u sameeyey shacabka gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Ammar La Siiyey Wasiirada Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen golaha wasiirada ee maamulka K/galbeed. Kulankaan waxaa shir guddoominayey sii hayaha xilka madaxweynaha ee maamulkaasi ahna guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka MUUQAAL: Xildhibaan Sheegay In Amni Darrida Muqdisho Qeyb Ka Tahay Ciidankii NISA Ee La Kala Direy Xildhibaan Xasan Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay amni darrada ka jirta magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in dowladda aanay marnaba lahayn qorshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacabka Bariiska Beeraleyda magaalada Jowhar ee Shabeella Dhexe ayaa bilaabay tacabka bariiska ,kadib markii ay ka soo kabteen fatahaadaha Wabiga Shabelle ee magaladaas saameeyay. Waxa ay shegeen in aysan jirin cid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ber-bera Oo Ka Cabanaya Koronto La’aan Shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ayaa sheegay in ay cabasho xooggan ka yihiin Koronto la’aan baahsan oo ka jirta magaaladaasi. Waxa ay sheegeen in Koronta magaalada aysan isku haleyn wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka J/hoose Oo Wax Ka Qabanaya Xaaladda Bini’aadannimo Ee Buulo-gaduud Maamulka Jubbada hoose ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta degaanka Buulo-gaduud ee gobalkaas. Masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha Jubbada hoose, iyo…