1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi Ka Jirta Deegaanka Xaafuun Ee Gobolka Bari Dadka ku nool deegaanka Xaafuun ee gobolka Bari ayaa ka cabsi qaba Iney ku dhufato duufaanta Luban. Wararka laga helayo deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in dadka ay galeen feejignaan xooggan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Kheyre Oo Dhagax Dhigay Saddex Mashruuc Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle ayaa waxa uu dhagax dhigay Saddex Mashruux. Ugu horreyn waxa uu Ra’iisul wasaaraha xarigga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Maanta Fulinaya Qodobo Ka Mid Ah Heshiiskii DFS Iyo Hirshabelle Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabelle. Wararka ay heleyso Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in madaxda maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Yuusuf Dabageed Oo Dhaliilay Madaxda Ugu Sarreysa Ee DFS Maamulka gobalka hiiraan ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ka gaabiyeen xuquuqda ciidanka Booliska. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, guddoomiyaha gobalkaas ayaa xusay in boqolaal askari oo Booliis ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim”Laamaha Amniga Xoogga Ha Saaraan Sidii Loo Yareen Lahaa Qaraxyada” Aqoonyahan Maxamed Caalim oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in dowladda dhexe waajib ka saaran yahay ka hortagga wax walba oo qatar ku ah shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Dagaal Xooggan Oo Ka Socda Deegaanka Deynuunaay Ee Gobolka Baay Wararka haatan naga soo gaaraya deegaanka Deynuunaay ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Dhaawacyada Qaraxyadii Baydhabo Oo Muqdisho La Keenay Bahda caafimaadka magaalada Baydhabo ayaa xaqiijiyey in Sideed ka mid ah dadkii dhaawacyada kasoo gaaray Labo qarax oo maalin ka hor ka dhacay magaalada Baydhabo loo soo qaaday magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka: Dhibaatadii Zoobe Waxaa Looga Baxay Isku Duubnida Shacabka Wasaaradda gargaarka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay dhibaatadii ka dhalatay musiibada qaraxii Zoobe ee 14 October 2017 looga gudbay isku duubnida shacabka Soomaaliyeed. Ismaaciil Salaad Colow, agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Gurmad u Fidineysa Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Baydhabo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Xukuumadda inay si deg deg ah gargaar caafimaad u gaarsiiso dhaawacyada culus ee sida bahalnimada leh argagixisada Alshabaab ay qaraxyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Baydhabo Oo Qaraxyo Ay Ka Dhaceen Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaraxa Koowaad waxaa fuliyey ruux isku soo xiray walxaha…