1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Loo Kala Diray Maxkamada Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Sh/dhexe? Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney kala direen maxkamadaha heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Shabellaha Dhexe. Xildhibaan Nuur Xaashi oo ka mid ah baarlamaanka Hirshabelle ayaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom Oo War Kasoo Saartay Bur-burintii Ciidanka Kenya Ee Xaruntooda Ee Deegaanka Cali Bulley Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay bur-burintii ay ciidanka Kenya kula dhaqaaqeen xarun shirkaddan ku lahayd deegaanka Cali Bulley ee gobolka Jubbada Hoose. Waxa ay shirkaddu sheegtay in ciidanka Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Shaqo Abuur u Sameynaya Dhallinyarada Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wadaan qorsheyaal ay shaqooyin ugu abuurayaan dhallinyarada ku nool gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda ee Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in maamulkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaylo Ku Dhuftay Garoowe Oo Sababay Dhimashada Hal Qof Dabaylo xooggan oo saacadihii ugu dambeeyey ku dhuftey magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sababay dhimasho iyo burburka guryo badan. Hal qof oo ka mid ahaa dadkii ku xoolo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Ka Socda Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maalintii Labaad ka soconaya shirka wasiirada maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ka jira. Shirkan ayaa shalay ka furmay magaalada Kismaayo, waxaana ka qeybgalaya wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Isbedal Lagu Sameynayo Shaqooyinka Wasaaraddaasi Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Claahi Bishaan Warsame ayaa sheegay in isbedal ballaaran lagu sameyn doono howlasha shaqo ee wasaaraddaasi. Wasiirka ayaa kormeer ku tagay xarunta wasaaraddaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsiga Suuqa Boocle Ee Degmada Dharkeenley Oo Maalintii Seddaxaad Hakad Ku Jira Maalintii Saddexaad waxaa xiran ganacsigii suuqa weyn ee Boocle, kaasi oo ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ganacsatada suuqan Macow ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgaradka Gedo Oo Kenya Ka Dalbaday Joojinta Duqeymaha Ka Dhaca Goobaha Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Rayidka Ah Odoyaasha dhaqanka Gobolka Gedo ayaa waxay ugu baaqeen Dowlada Kenya in ay joojiso falalka duqeymaha ah iyo Dilalka micno darrida ah ee ay Ciidamada Kenya ka geysanayaan deegaanada ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Dhallinyarada u Sameeyey Ballanqaad Shaqo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed u sameeyay ballan qaad shaqo. Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Ku Dhowaaqday Xabad Joojin Hal Dhinac Ah Jabhadda ONLF ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen iney qaateen xabad joojin Hal dhinac ah, kadib muddo ay ka dagaallamayeen deegaanno ka mid ah dalka Itoobiya. Nuqul…