1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maxaa Baydhabo Looga Mamnuucay Mooto Bajaajta? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhaqangalay ammar ay soo saareen laamaha amniga maamulka K/galbeed, kaasi oo ku aadan in Baydhabo laga mamnuucay Mooto Bajaajta oo dad badan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin Laga Helay Dil Xalay Ka Dhacay Boosaaso Rag ku hubeysan ayaa xalay waxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku dileen nin lagu magacaabayey C/laahi Cali Cumar. Sidey xaqiijiyeen goob joogayaal, ninkan la diley oo ahaa maareeye…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacabka Hiiraan Oo Loogu Baaqay Iney La Shaqeeyaan Ciidamada Ammaanka Taliska ciidamada isku dhafka ee gobolka Hiiraan ayaa ka dalbaday shacabka ku dhaqan gobolkaasi, gaar ahaan kuwa B/weyne iney kaalin ka qaataan sugidda ammaanka magaaladaasi, lana shaqeeyaan ciidamada. Taliyaha ciidamadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowraha “Wax Badan Ayaan Ka Qabannay Musuqa” Hanti dhowraha qaranka ayaa sheegay in ay la xisaabtami doonan cid walba oo musuq isku dayda, islamarkana sharciga ay la hortagi doonan. Maxamed Maxamuud Cali , hanti dhowraha qaranka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Rajo Xumo Ka Muujisey Isbedalka Cusub Ee Hoggaanka DDSI Jabhadda ONLF ayaa ka hadashay isbedalka lagu sameeyey hoggaanka cusub ee maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib markii xilka uu ka degay madaxweynihii hore ee maamulkaasi, islamarkaana madaxweyne cusub loo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Cusub Ee DDSI Oo Shacabka Ugu Baaqay Xasilooni Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Axmed Cabdi Maxamed Ilka Case ayaa shacabka deegaankaasi wuxuu kala hadlay Tv-ga ku hadlay afka maamulkaasi, isaga oo ku baaqay deganaansho iyo ammaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Iley Oo Is Casilay Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxay sheegayaan inuu is casilay madaxweynaha maamulkaasi Cabdi Maxamed Cumar. Xubno u hadlay xisbiga talada haya ee DDSI…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xafiis Ka Furatay Degmada Goldogob, Mudug Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay si rasmi ah xafiis uga furatay degmada Goldogob ee gobolka Mudug. Mas’uuliyiin ka socotay dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaanno iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Isbitaalka Madiina Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Xalay Ka Dhacay Muqdisho Maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey xaaladda caafimaad ee dadkii xalay ku dhaawacmay qarax gaari oo ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Madaxa caafimaadka ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Waxaan Idiin Xaqiijinayaa In Laga Guuleysanayo Dhibaatada Jirta” Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska dawladda midnimada qaran ee lagu soo af-jaray colaaddii…