1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Shire “Ciidamada Kenya Kufsi iyo Dil Ayeey Ka Wadaan Gedo” Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka Kenya ay dhibaato bada ku hayaan shacabka ku dhaqan gobolka Gedo.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dilal Ka Dhacay Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Dilal la sheegay in aano qabiil yihiin ayaa shalay iyo xalay waxay ka kala dhaceen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo iyo sidoo kale deegaan ku dhow degmadaasi. Labo ruux oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis La Kala Dhex-dhigay Beello Ku Dagaallamay Ceel Afweyn Degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shir dib u heshiisiin ah kaasi oo u socday beello ku dagaallamay halkaasi. Shirkaan waxaa ka qeybgalay waxgarad Labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh “Madaxda DFS Dib Ha u Eegaan Mowqifka Ay Ka Qaateen Arrimaha Jabuuti iyo Eritrea” Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu kaga hadlay hadal dhowaan kasoo yeeray dowladda Jabuuti ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada DFS Oo Maanta Ku Shiri Doona Garoowe Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa la filayaa in ay ku shiraan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Gelinkii dambe ee shalay waxaa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Qaraxii Ka Dhacay Degmada Buuhoodle Qarax Ismiidaamin ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Ruux isku soo xiray walxaha qarxa ayaa beegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Lagu Diley Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug loogu geystay Allaha u naxariistee C/kaafi Yuusuf oo ka mid ahaa ganacsatada ugu caansan magaaladaasi. Nin hubeysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: ONLF Oo Faah Faahisay Kulankii Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Guddoomiyahooda Ururka ONLF ayaa qoraal uu soo saaray faah faahin dheer kaga bixiyey kulankii magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea ku dhexmaray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Mudug Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada Dhismaha Dekadda Garacad Waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay qorshaha maamulka Puntland uu ku doonayo inuu dekad kaga dhiso deegaanka Garacad ee gobolkaasi. Nabadoon Yaasiin Cabdisamad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Colaadda Tukaraq Halagu Bedalo Nabad” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa isaga oo ku sugan magaalada Garoowe waxa uu ku baaqay in nabad lagu bedalo colaadda deegaanka Tukaraq ee u dhaxeysa Somaliland…