1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Xiray Waddooyinka Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow waxay xireen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Inkastoo aan la sheegin sababta loo xiray waddooyinkan ayaa hadana waxaa la arkayaa ciidamo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5-aad Ee Baarlamaaanka K/galbeed Oo Maanta Furmaya Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu ka furmo Kalfadhiga Shanaad ee baarlamaanka maaamulka K/galbeed. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Gaalkacyo Qaarkood Oo La Dayactirayo Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dayactir ku bilaabay waddooyinka magaaladaasi qaarkood oo burbur xooggan uu ka muuqdo. Waddooyinka hadda la dhisayo ayaa ah kuwa inta badan ay biyuhu fariisan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/casiis Xildhibaan “Cidna Isma Weydiineyso Sida Gaadiidkii Is Qarxiyey Ku Yimaadeen Otto Otto” Afhayeenka wasaaradda amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaaliya C/casii Xildhibaan ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii maalin ka hor ka dhacay xarunta wasaaradda Otto Otto ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdi Barre “DFS Waxaa Ka Muuqata Habacsanaan Amni” Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil ayaa sheegay in ay jirto habacsanaan xagga amniga ah oo ka muuqata xukuumadda gaar ahaan laamaheeda nabadgalyada qaabilsan. Waxa uu sheegay in su’aallo ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Caleemo Saarka Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Ankara halkaas ayaa kaga qeybgalaya maanta caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Mursal Oo Lagu Soo Dhoweeyey Baydhabo Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Guddoomiyaha iyo xubnaha la socda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OIC Oo Cambaareeyay Weerarkii Otto Otto Ururka iskaashiga islaamka OIC aya si kulul u cambaareeyey qaraxyadii iyo weeraradii ay Al-shabaab shalay ku qaadeen xarunta Otto Otto oo ay deggan yihiin wasaaradaha amniga iyo arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Gaaray Asmara Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Asmara cago dhigatay diyaaraddii sidday ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya iyto wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Abiy Axmed ayaa soo dhoweyn heer sare ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Ku Wajahan Baydhabo Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in magaalada Baydhabo uu gaaro guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Uljeedka safarkaan ayaa lagu sheegay iney…