2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shacab Cabasho Ka Ah Dhul Uu Bur-buriyey Maamulka Gobolka Banaadir Shacab ku sugan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa cabasho waxay ka muujiyeen dhul uu dhowaan bur-burin ku sameeyey maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo ahaa garoonkii Jeenyo, xaafadda carafaat ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Biixi “Garan Maayo Waxa Loogu Dagaallamayo Wax Hadal Lagu Dhameyn Karo” Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biix Cabdi ayaa sheegay in xilligaan Somaliland diyaar u ahayn dagaallo ka dhaca Sool, islamarkaana dhankooda ay doonayaan nabad. Ugu horreyn, Biixi ayaa ugu hambalyeeyay shacabka gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxweynaha Rwanda? Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda uu ku joogay, ayaa magaalada Kigali ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Xorriyadda Aan Maanta Ku Naalooneyno Waa Mid Lagu Soo Bixiyay Dhiig Iyo Dhaqaale” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka, islmarkaana dhul Soomaaliyeed oo xor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “DFS Waxbo Nagama Celin Karto” Siyaasiga Faysal Cali Waraabe oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa ka hadlay go’aanka dowladda federaalka ah ee la xiriira qoondada Somaliland. Feysal ayaa sheegay in aanay wax saameyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Qoryooley Iyo Deegaanno Ku Dhow Wararka saakay oo Isniin ah ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay howlgallo ballaaran ka wadaan degmadaasi iyo deegaanno kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Shan Qof Oo Ku Geeriyootey Gaari Lagu Rasaaseeyey Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari nooca loo yaqaan Homey oo dabley hubeysan ku rasaaseeyeen deegaanka Boos Dacaar oo ku dhow degmada Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe. Maleeshiyaad hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Dhiggiisa Rwanda Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda kulan casho ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Edouard Ngirente iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda DFS Oo Hambalyo u Dirtay Madaxweynaha Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ku guuleystay doorashadii Madaxtinimo ee Turkiya ka dhacday. Guddoomiyaha Golaha Shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Oo Mar Kale Madaxweyne Loo Doortay Recep Tayyip Erdogan ayaa markii Labaad wuxuu ku guuleystay doorashooyinkii ka dhacay dalkaasi. Sida ay shaacisay warbaahinta dowladda dalkaasi, waxaa %99 la tiriyey codadkii laga dhiibtay doorashadii shalay ka dhacday…