1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa wuxuu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool. Gaas ayaa xilkaan u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle, wuxuuna u rajeeyay in shaqadiisa u guto sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shan Xisbi Oo Maanta La Diiwaangeliyey Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta oo Isniin ah waxay diiwaangeliyeen Shan xisbi siyaasadeed. Xisbiyadan ayaa ku biiraya 10 xisbi oo horey uu guddiga u diiwaangeliyey, waxayna wadarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Sida Mujaajiriin Afrikaan Ah Oo Loo Diiday Inuu Ku Xirto Dekadaha Talyaaniga Markabka The Aquarius oo ay saaran yihiin 629 muhaajiriin Afrikaan ah ayaa loo diiday inuu ku xirto dekadaha Talyaaniga iyo Malta, xilli la sheegayo in dadkan ay xaalad adag ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxda Galmudug Oo Loogu Baaqay Iney Xalliyaan Khilaafkooda Suldaan C/kariin Maxamuud Dagal oo ka mid ah waxgaradkii dhisay maamulka Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda sare ee maamulkaasi iney xalliyaan khilaafkooda. Waxa uu sheegay Suldaanka in dhabarjab weyn ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Xalay Ka Dhacay Deegaanka Siinka Dheer Ee Duleedka Muqdisho Dagaal u dhaxeeyay ciidamada DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Siinka Dheere ee duleedka magalaada Muqdisho, kaasi oo khasaare uu ka dhashay. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Mar Kale Xiray Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Gadiidka dadweynaha iyo gaarka loo leeyahay ayaan saakay isticmaali karin isgoyska Banaadir ee Muqdisho. Ciidanka ayaa gaadiidleyda ku amaraya in ay isticmaalaan waddooyinka kale balse aaney mari karaan wadadaan. Sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gurmad Ka Yimid Puntland Oo Loo Qeybiyey Qoysas Ku Nool B/weyne Gurmad raashiin ah oo ka yimid shacabka ku dhaqan deegaannada maamulka Puntland ayaa waxaa la gaarsiiyey qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada B/weyne, kuwaasi oo ay saameysay fataahadda Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Jubbaland Oo Kismaayo Ka Bilaabay Olole Nadaafadeed Ururuka Dhallinyarada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo gaar ahaan xeebta magaaladaasi waxay ka billaabeen olole nadaafadeed, maadaama qashin badan lagu shubo xeebahaasi. Si gaar ah waxay dhallinyaradan olole nadaafadeed uga sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Laga Dalbaday Bixinta Lacagihii Ugu Talagashay Fatahaaddii Wabiga Shabelle Maamulka gobolka Hiiraan ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ka dalbaday iney soo gaarsiiyaan shacabka gobolkaasi oo waxyeellada kasoo gaartay fatahaaddii Wabiga Shabelle. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee maamulka gobolkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Haweenka Qaranka Oo Ka Horyimid Waddooyinka Ay Xirato DFS Ururka Haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ka xun yihiin waddooyinka ay mararka qaar dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo dhibaato ku ah shacabka Muqdisho. Caasha Xasan Qaras oo xubin…